{"id":67905,"date":"2022-05-11T15:29:25","date_gmt":"2022-05-11T15:29:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67905"},"modified":"2022-05-11T15:29:25","modified_gmt":"2022-05-11T15:29:25","slug":"ciidamada-israaiil-oo-toogasho-ku-dilay-suxufiyad-ka-tirsan-al-jazeera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/11\/ciidamada-israaiil-oo-toogasho-ku-dilay-suxufiyad-ka-tirsan-al-jazeera\/","title":{"rendered":"Ciidamada Israa&#8217;iil oo &#8216;toogasho ku dilay&#8217; suxufiyad ka tirsan Al-jazeera"},"content":{"rendered":"<p>Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa\u2019iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, sida uu sheegay Telefishinka laga leeyahay Qadar, balse militariga ayaa sheegay in laga yaabo in ay toogteen dad Falastiiniyin ah oo ay isku dhaceen ciidamkeeda.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa sheegay in Shireen Abu Akleh ay \u201cdileen\u201d ciidamada Israa\u2019iil xilli ay ka warbixineysay weerar ka dhacay magaalada Jenin, oo todobaadyadii lasoo dhaafay ay kordheen weerarada ay ciidamadu geysanayaan.<br \/>\nWasaaradda caafimaadka Falastiin ayaa xaqiijisay geerida Abu Akleh, waxayna sidoo kale sheegtay in weriye labaad oo lagu magacaabo Ali Samodi isna la dhaawacay.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo uu soo saaray militarigaIsraa&#8217;iil ayaa lagu sheegay in ciidamadooda ay rasaas ku fureen kadib markii ay &#8220;rasaas xoog leh&#8221; kala kulmeen Jenin, waxayna intaas ku dareen &#8216;inay ay suurta gal tahay, in suxufiyaddan ay ku dhimatay rasaas ay soo fureen falastiiniyiintu&#8217;, laakiin hadda uu socdo baaritaanka dhacdan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa\u2019iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, sida uu sheegay Telefishinka laga leeyahay Qadar, balse militariga ayaa sheegay in laga yaabo in ay toogteen dad Falastiiniyin ah oo ay isku dhaceen ciidamkeeda. Mid ka mid ah saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Snapshot_215.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hFf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67907,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67905\/revisions\/67907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}