{"id":67875,"date":"2022-05-08T19:26:47","date_gmt":"2022-05-08T19:26:47","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67875"},"modified":"2022-05-08T19:47:42","modified_gmt":"2022-05-08T19:47:42","slug":"dawladda-maraykanka-oo-kor-u-qaadday-meeqaamka-jamhuuriyadda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/08\/dawladda-maraykanka-oo-kor-u-qaadday-meeqaamka-jamhuuriyadda-somaliland\/","title":{"rendered":"Dawladda Maraykanka Oo Kor U Qaadday Meeqaamka Jamhuuriyadda Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>Washington (Arabsiyonews) &#8211; Dawladda Maraykanka, ayaa ka hadashay Meeqaamka ay siyaasad ahaan ka aaminsan tahay Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha dibedda Maraykanka oo hore u sheegtay inaan loo safri karin Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto, ayaa laga soo bilaabo bishii March ee sannadkan 2022-ka, waxay shaacisay in Somaliland tahay gaar ah oo ay ka jirto Dawlad dhulkeeda gacanta ku haysata.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa waxay Magaca Jamhuuriyadda Somaliland ku baahisay boggeeda Internet-ka, si la mid ah dawladaha la aqoonsan yahay ee Caalamka.<\/p>\n<p>March 4, 2022, Wasaaradda Arrimaha Dibddda Maraykanku waxay boggeeda Internet-ka ku qortay in Somaliland ay tahay waddan gaar ah, waddankaas oo dawladnimadiisa\u00a0 aanay aqoonsanayn dawlad ka mid ah dawladaha Qaramada Midoobay, balse dhulkeeda gacanta ku haysa isla-markaana maamulata.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaradda Arrimah dibedda Maraykanku waxay sheegtay in Somaliland bixiso viiso dal ku gal ah, leedahayna lacag u gaar ah iyo shuruuc.<\/p>\n<p>Tallaabada uu Maraykanku qaaday, ayaa ka dambaysay codsi uu Madaxweyne Biixi u gudbiyey oo ahayd in Somaliland laga saaro derajada 4-aad oo ah derajo la siiyo Waddamada aan loo safri karin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha dibedda Maraykanku waxay qoraalka ay baahisay ku sheegtay in Somaliland ay ka nabad-galyo wanaagsan tahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.om<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington (Arabsiyonews) &#8211; Dawladda Maraykanka, ayaa ka hadashay Meeqaamka ay siyaasad ahaan ka aaminsan tahay Jamhuuriyadda Somaliland. Wasaaradda Arrimaha dibedda Maraykanka oo hore u sheegtay inaan loo safri karin Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto, ayaa laga soo bilaabo bishii March ee sannadkan 2022-ka, waxay shaacisay in Somaliland tahay gaar ah oo ay ka jirto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-67875","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/maxresdefault-10.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hEL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67875"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67879,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67875\/revisions\/67879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}