{"id":67834,"date":"2022-05-05T13:41:44","date_gmt":"2022-05-05T13:41:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67834"},"modified":"2022-05-05T13:41:44","modified_gmt":"2022-05-05T13:41:44","slug":"haweeney-u-dhalatay-dalka-holland-ayaa-lagu-helay-dambi-ah-inay-kooxda-al-shabaab-dhaqaale-u-arurineysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/05\/haweeney-u-dhalatay-dalka-holland-ayaa-lagu-helay-dambi-ah-inay-kooxda-al-shabaab-dhaqaale-u-arurineysay\/","title":{"rendered":"Haweeney u dhalatay dalka Holland, ayaa lagu helay dambi ah inay Kooxda Al-Shabaab dhaqaale u arurineysay"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in haweeney u dhalatay dalka Holland lagu helay dambi ah in ay lacag u aruurineysay kooxda Al-Shabaab.<br \/>\nXeer Ilaaliyaha Mareykanka Jessica Aber oo ku sugan gobolka Virginia ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Farhia Hassan oo 38 jir ah lagu helay Talaadadii in ay ku howlanayd in ay taageero agab ah siisay urur argagixiso oo ajnabi ah oo loo aqoonsaday.<br \/>\nSida ku cad cadeymaha maxkamada, waxaa la sheegay inay katirsanayd koox haween ah oo ka kala yimid in ka badan 12 wadan, kuwaas oo isku dubariday lacag aruurin loo sameynayay kooxo mayal adag.<br \/>\nQareenada ayaa sheegay in lacagtaasi ay tahay mid dhan dhowr kun oo dollar oo loogu talo galay in lagu daryeelo askarta Al-Shabaab ee ku dhaawacma dagaalada.<br \/>\nFarhia Hassan ayaa wajahaysa ilaa 15 sano oo xarig ah marka la xukumo 22-ka July.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in haweeney u dhalatay dalka Holland lagu helay dambi ah in ay lacag u aruurineysay kooxda Al-Shabaab. Xeer Ilaaliyaha Mareykanka Jessica Aber oo ku sugan gobolka Virginia ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Farhia Hassan oo 38 jir ah lagu helay Talaadadii in ay ku howlanayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67835,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202255637873214224674870-1.jpg?fit=660%2C372&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hE6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67836,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67834\/revisions\/67836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}