{"id":67827,"date":"2022-05-05T13:33:53","date_gmt":"2022-05-05T13:33:53","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67827"},"modified":"2022-05-05T13:33:53","modified_gmt":"2022-05-05T13:33:53","slug":"qaramada-midoobay-oo-ka-hadashay-weerar-lagu-dilay-illaa-30-askari-oo-ka-mid-ah-ciidammada-burundi-ee-qaybta-ka-ah-amisom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/05\/05\/qaramada-midoobay-oo-ka-hadashay-weerar-lagu-dilay-illaa-30-askari-oo-ka-mid-ah-ciidammada-burundi-ee-qaybta-ka-ah-amisom\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Weerar Lagu Dilay Illaa 30 Askari Oo Ka Mid Ah Ciidammada Burundi Ee Qaybta Ka Ah AMISOM"},"content":{"rendered":"<p>New York (Arabsiyo) &#8211; Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii khasaaraha badan dhaliyey ee ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Dhexe oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Burundi.&#8221;Xoghayaha Guud wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dadkii lagu laayay, sidoo kale wuxuu tacsi u diray dowladda iyo shacabka Burundi. Wuxuu u rajeeyay caafimaad degdeg ah inta ku dhaawacantay weerarkaas.&#8221; Sidaasi waxaa lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka xoghayaha guud St\u00e9phane Dujarric.Warsaxaafadeedka ayaa intaas sii raaciyey &#8220;Xog-hayaha guud waxa uu bogaadinayaa dhammaan ciidamada ATMIS, waxa uuna si qoto dheer uga mahadcelinayaa adeeggooda iyo sida ay uga go\u2019an tahay nabadda iyo amniga Soomaaliya. Xog-hayaha guud waxa uu mar kale ka codsanayaa beesha caalamka in ay taageero dhan walba ah siiyaan ATMIS iyo ciidamada amaanka ee Soomaaliya, dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab.&#8221; ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.<br \/>\nHaweeney u dhalatay dalka Holland, ayaa lagu helay dambi ah inay Kooxda Al-Shabaab dhaqaale u arurineysay<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York (Arabsiyo) &#8211; Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii khasaaraha badan dhaliyey ee ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Dhexe oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Burundi.&#8221;Xoghayaha Guud wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/649549_0.jpg?fit=1200%2C695&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hDZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67829,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67827\/revisions\/67829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}