{"id":67729,"date":"2022-04-26T19:57:09","date_gmt":"2022-04-26T19:57:09","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67729"},"modified":"2022-04-26T19:57:09","modified_gmt":"2022-04-26T19:57:09","slug":"wasiir-keyd-oo-ka-hadlay-xildhibaan-ingiriis-ah-oo-ku-baaqay-in-uk-ay-aqoonsi-diblumaasiyadeed-siiso-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/04\/26\/wasiir-keyd-oo-ka-hadlay-xildhibaan-ingiriis-ah-oo-ku-baaqay-in-uk-ay-aqoonsi-diblumaasiyadeed-siiso-somaliland\/","title":{"rendered":"Wasiir Keyd Oo Ka Hadlay Xildhibaan Ingiriis Ah Oo Ku Baaqay In UK Ay Aqoonsi Diblumaasiyadeed Siiso Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>London (Arabsiyonews) &#8211; Xildhibaan Jim Johnson oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Ingiriiska ee laga soo doorto Magaalada Liverpool, ayaa Xukuumadda Raysal-wasaare Boris Johnson ugu baaqday in Somaliland la siiyo aqoonsi diblumaasiyadeed.<\/p>\n<p>Xildhibaan Kim Johnson oo hadal ka jeedisay kulan uu Baarlamaanka UK ka yeeshay sidii Dawladda Ingiriisku gacan uga geysan lahayd dib u dhiska suuqa Waaheen ee Hargeysa, ayaa soo jeedisay in Dawladda Ingiriisku ay aqoonsi diblumaasiyadeed u fidiso Somaliland, taasina ay kaalin muhiim ah ka ciyaari karto horumarka Somaliland ku raad-joogto.<\/p>\n<p>&#8220;Xukuumadda waxaanu waydiisanaynaa inay aqoonsi diblumaasiyadeed u fidiso Somaliland&#8230;&#8221; ayay tidhi Xildhibaan Kim Johnson, waxayna intaa ku dartay in sidoo kale Dawladda Boqortooyada Ingiriisku gacan ka geysato dib u dhiska Suuqii gubtay ee Waaheen &#8220;Waa inay u fidiso kaalmo dib loogu dhiso Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay..&#8221;<\/p>\n<p>Xildhibaan Kim waxay soo jeedisay in la qabto dood ku saabsan sidii Ingiriisku uu gacan uga geysan lahaa dib u dhiska suuqa Waaheen iyo in UK ay aqoonsi diblumaasiyadeed loo siin lahaa Somaliland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo daba socday arrintaasi, ayaa u Mahad-celiyey Xildhibaan Kim Johnson.<\/p>\n<p>Qoraal uu Wasiir Kayd ku baahiyey bartiisa Twitter-ka oo Arabsiyonews aragtay ayuu ku yidhi sidan &#8220;Ku Mahadsanid mudane Kim Johnson, inaad Baarlamaanka keentay baahida aqoonsiga diblumaasiyadeed ee Somaliland. Tani waxay naga caawin doontaa gargaarka (aanu u baahan nahay). Sidoo kale, waxaan uga mahadcelineynaa taageerada caynkan a xildhibaanno badan oo UK ah, kuwaasi oo fahmay Taariikhdeena dheer ee Somaliland ku leedahay UK&#8230;&#8221;ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibedda ee Somaliland.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London (Arabsiyonews) &#8211; Xildhibaan Jim Johnson oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Ingiriiska ee laga soo doorto Magaalada Liverpool, ayaa Xukuumadda Raysal-wasaare Boris Johnson ugu baaqday in Somaliland la siiyo aqoonsi diblumaasiyadeed. Xildhibaan Kim Johnson oo hadal ka jeedisay kulan uu Baarlamaanka UK ka yeeshay sidii Dawladda Ingiriisku gacan uga geysan lahayd dib u dhiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67730,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/b4987fa6-2e56-4473-b32d-fd7ce53bb7da-1.jpg?fit=720%2C405&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hCp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67729"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67732,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67729\/revisions\/67732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67730"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}