{"id":67726,"date":"2022-04-26T19:46:07","date_gmt":"2022-04-26T19:46:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67726"},"modified":"2022-04-26T19:46:07","modified_gmt":"2022-04-26T19:46:07","slug":"tplf-oo-sheegtay-inay-ka-baxday-gobolka-canfarta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/04\/26\/tplf-oo-sheegtay-inay-ka-baxday-gobolka-canfarta\/","title":{"rendered":"TPLF oo sheegtay inay ka baxday gobolka Canfarta"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda TPLF ayaa sheegtay inay ka baxday dhammaan goobohii ay horey uga haysteen degaanka Canfarta, goobahan ay baneeyeen TPLF ayaa waxaa muddooyinkii u dambeeyay waxaa ku dagaallamayay TPLF iyo ciidanka gaarka ah ee degaanka Canfarta.<\/p>\n<p>TPLF ayaa tallaabadan ay kaga baxeen dhulka Canfarta ku sheegtay mid loogu gogol xaadhayo, sidii gargaarka bani\u2019aadanimo u gaadhi lahaa gobolka dagaalladu wiiqeen ee Tigray.<\/p>\n<p>Geesta kale masuuliyiinta gobolka Canfarta ayaa soo bandhigay burbur badan oo gaadhay goobihii ay hore u haysteen TPLF, halkaas oo ay maalmihii u dambeeyay ku hardamayeen TPLF iyo ciidamada Canfartu.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dowladda Itoobiya ayaa maalinimadii shalay ahayd, waxay sheegtay in gawaadhi badan oo siday gargaar kala duwan ay gaadheen gobolka Tigray, halkaas oo shacab badani ku haysato macaluul aad u daran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda TPLF ayaa sheegtay inay ka baxday dhammaan goobohii ay horey uga haysteen degaanka Canfarta, goobahan ay baneeyeen TPLF ayaa waxaa muddooyinkii u dambeeyay waxaa ku dagaallamayay TPLF iyo ciidanka gaarka ah ee degaanka Canfarta. TPLF ayaa tallaabadan ay kaga baxeen dhulka Canfarta ku sheegtay mid loogu gogol xaadhayo, sidii gargaarka bani\u2019aadanimo u gaadhi lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/riy.png?fit=621%2C383&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hCm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67726"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67728,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67726\/revisions\/67728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67727"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}