{"id":67712,"date":"2022-04-24T23:03:08","date_gmt":"2022-04-24T23:03:08","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67712"},"modified":"2022-04-24T23:03:08","modified_gmt":"2022-04-24T23:03:08","slug":"maraykanka-iyo-quwadaha-kale-ee-adduunka-oo-aqoonsanaya-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/04\/24\/maraykanka-iyo-quwadaha-kale-ee-adduunka-oo-aqoonsanaya-somaliland\/","title":{"rendered":"Maraykanka Iyo Quwadaha Kale Ee Adduunka Oo Aqoonsanaya Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyonews) &#8211; Quwadaha Adduunka ayaa isha ku haya Somaliland oo ku taalla Goob Istaraatiiji ah oo ka mid ah Gobolka Geeska Afrika ee kulaalaya badda Cas.<\/p>\n<p>Sidaasi darteed, ayaa dadka caanka ah ee dunida wax ka qoraa waxay saadaalinayaan in Quwadaha ku tartamaya inay ka faa&#8217;idaystaan Goobta ay Somaliland ku taallo ay doonayaan inay aqoonsadaan Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland, taasi oo 30-kii sanadood ee u dambeeyay hirgelisay Nabadgalyo buuxda, Nidaam Dawladeed oo dhamaystiran iyo hanaan dimuqraadiyadeed oo daah-furan.<\/p>\n<p>Dadka caanka ah ee saadaalinaya in Dawladaha waaweyn ee Maraykanku ka mid yahay aqoonsadaan Madax-banaanida Somaliland, ayaa waxa ka mid ah Aleksi Ylonen oo ah qoraa Ruush ah, laakiin ku nool magaalada Charleston ee gobolka South Carolina ee dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Aleksi ayaa 11-kii bishan April 2022, qoray\u00a0 maqaal dheer oo uu ugu magac-daray &#8220;Quwadaha Shisheeye ee ku tartamaya Geeska Afrika.&#8221; Ayaa wuxuu ku sheegay<br \/>\nin talaabada koowaad ay tahay in waddamo badan ay aqoonsan doonaan Somaliland.<\/p>\n<p>Ta labaad ee uu ku sheegay maqaalkiisa ayaa ah in Markhaati laga noqon doono in Maraykanka uu hoggaamin doono waddamo badan oo aqoonsan doona Somaliland, kuwaasi oo ay ku jiraan Japan, Faransiiska iyo Sucuudi Carabiya, kuwaasi oo uu maqaalkiisa ku xusay inay si rasmi ah u degi doona magaalada Berbera.<\/p>\n<p>Maqaalka Aleksi Ylonen ayaa waxa daabacay isla-markaana baahiyey Warbaahinta Caalamiga ah badankooda.<\/p>\n<blockquote class=\"wp-embedded-content\" data-secret=\"adFgdc2S83\"><p><a href=\"https:\/\/saxafimedia.com\/external-power-competition-horn-africa-somaliland\/\">External Power Competition In The Horn Of Africa<\/a><\/p><\/blockquote>\n<p><iframe loading=\"lazy\" class=\"wp-embedded-content\" sandbox=\"allow-scripts\" security=\"restricted\" style=\"position: absolute; clip: rect(1px, 1px, 1px, 1px);\" title=\"&#8220;External Power Competition In The Horn Of Africa&#8221; &#8212; Saxafi\" src=\"https:\/\/saxafimedia.com\/external-power-competition-horn-africa-somaliland\/embed\/#?secret=t5jfGjaDD2#?secret=adFgdc2S83\" data-secret=\"adFgdc2S83\" width=\"600\" height=\"338\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyonews) &#8211; Quwadaha Adduunka ayaa isha ku haya Somaliland oo ku taalla Goob Istaraatiiji ah oo ka mid ah Gobolka Geeska Afrika ee kulaalaya badda Cas. Sidaasi darteed, ayaa dadka caanka ah ee dunida wax ka qoraa waxay saadaalinayaan in Quwadaha ku tartamaya inay ka faa&#8217;idaystaan Goobta ay Somaliland ku taallo ay doonayaan inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-67712","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/maxresdefault-38.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hC8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67713,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67712\/revisions\/67713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}