{"id":67700,"date":"2022-04-23T22:11:15","date_gmt":"2022-04-23T22:11:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67700"},"modified":"2022-04-23T22:17:47","modified_gmt":"2022-04-23T22:17:47","slug":"somaliland-waxa-ka-goan-hadafkeeda-gooni-isku-taagga-wikileaks","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/04\/23\/somaliland-waxa-ka-goan-hadafkeeda-gooni-isku-taagga-wikileaks\/","title":{"rendered":"&#8220;Somaliland Waxa Ka Go&#8217;an Hadafkeeda Gooni Isku-taagga&#8230;&#8221; Wikileaks"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyonews) &#8211; Shabakadda Wikileaks ee fashilisa sira diblumaasiyadeed ee Dawladaha Adduunka, ayaa dib u daabacday War-bixin mug leh oo ay kaga warramayso xidhiidhada qarsoodiga ah ee Maraykanku la lahaa.<\/p>\n<p>War-bixintan oo dib u daabacaaddeeda lagu soo beegay xilligan oo uu dib u curtay xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanku, ayaa sidoo kale waxa lagu soo qaatay xidhiidhada qarsoon ee Maraykanku uu la lahaa Waddamo kale oo aan weli la aqoonsan.<\/p>\n<p>War-bixinta oo ka kooban In ka badan 448 bog, ayaa lagu sheegay qaar ka mid ah waxyaabaha uu Maraykanku ku xusho waddamada aan la aqoonsan, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Juquraafi ahaan halka ay ku yaallaan, hanaanka Dawladeed ee ka jira, dimuqraadiyadda iyo Nabadgalyada<\/p>\n<p>.<a href=\"https:\/\/saxafimedia.com\/lost-found-wikileaks-de-facto-state-power-relation\/\">https:\/\/saxafimedia.com\/lost-found-wikileaks-de-facto-state-power-relation\/<\/a><\/p>\n<p>Wikileaks wuxuu sheegay in Maraykanku uu Somaliland xidhiidh la lahaa illaa 2003 illaa 2010, xilliyadaas oo ahayd wakhtigii hanaanka dimuqraadiyadda Somaliland bilaabmay isla-markaana doorashooyinka lagu guulaystay qabsoomeen.<\/p>\n<p>Wikileaks oo war-bixintiisa sii wata ayaa qoray &#8220;Iyada oo ay taasi jirto iyo guud ahaan guulihii cajiibka ahaa ee ay Somaliland ka gaadhay dhinaca dimuqraadiyaynta iyo ilaalinta nabadda, Somaliland waxa ay weli tahay mid aan la aqoonsanayn.&#8221; Ayuu qoray, waxaanu intaa ku daray &#8220;Sidoo kale, waa wax gaar ah ka maqnaanshaha taageerada dawlad shisheeye ah ee Somaliland, iyadoo Somaliland weli ka go\u2019an tahay hadafka gooni isu taaga..&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyonews) &#8211; Shabakadda Wikileaks ee fashilisa sira diblumaasiyadeed ee Dawladaha Adduunka, ayaa dib u daabacday War-bixin mug leh oo ay kaga warramayso xidhiidhada qarsoodiga ah ee Maraykanku la lahaa. War-bixintan oo dib u daabacaaddeeda lagu soo beegay xilligan oo uu dib u curtay xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanku, ayaa sidoo kale waxa lagu soo qaatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67700","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Snapshot_104.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hBW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67700"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67704,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67700\/revisions\/67704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}