{"id":6764,"date":"2015-02-24T10:40:09","date_gmt":"2015-02-24T10:40:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6764"},"modified":"2015-02-24T10:40:09","modified_gmt":"2015-02-24T10:40:09","slug":"bosniya-oo-dooneysa-inay-ku-biirto-eu-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/24\/bosniya-oo-dooneysa-inay-ku-biirto-eu-da\/","title":{"rendered":"Bosniya oo dooneysa inay ku biirto EU-da"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-183488\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/bosnia-eu.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"bosnia-eu\" width=\"696\" height=\"392\" \/><br \/>\n<strong>Baarlamaanka dalka Bosnia Hersogofina ayaa Isniintii shalay ansixiyey shuruuc cusub oo isbedal ku sameenaya nidaamka adeega bulsho iyo dhaqaale, shuruucdaasi oo wadada loogu xaarayo in dalkaasi uu xubin ka noqdo Midowga Yurub.<\/strong><\/p>\n<p>Dalka Bosniya ayaa in muddo ah dadaal ugu jiray inuu xubin ka noqdo EU-da, balse illaa iyo hada laguma guuleysan, waxaana taasi sabab u ah khilaafka ku dhexjira dadyowga Muslimiinta, Seerbiyiinta iyo Korowaadka oo isku khilaafsan siyaasada dalkaasi.<\/p>\n<p>Bosniya ayaa sidoo kale ah dal ay ka jirto shaqo la\u2019aan baahsan oo lagu qiyaaso 40%, waana kan ugu liita marka loo barbar dhigo dalalka kale ee Qaarada Yurub.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Tilaabooyinka cusub ee lagu doonayo in isbeda lagu sameeyo maamulka iyo dhaqaalaha dalkaasi ayaa waxaa soo dhaweeyey Golaha Midowga Yurub oo ku tilmaamay go\u2019aanka Baarlamaanka Bosniya mid taariikhi ah.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dalka Bosnia Hersogofina ayaa Isniintii shalay ansixiyey shuruuc cusub oo isbedal ku sameenaya nidaamka adeega bulsho iyo dhaqaale, shuruucdaasi oo wadada loogu xaarayo in dalkaasi uu xubin ka noqdo Midowga Yurub. Dalka Bosniya ayaa in muddo ah dadaal ugu jiray inuu xubin ka noqdo EU-da, balse illaa iyo hada laguma guuleysan, waxaana taasi sabab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6765,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6764","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1L6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6764"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6764\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}