{"id":67626,"date":"2022-04-18T19:16:31","date_gmt":"2022-04-18T19:16:31","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67626"},"modified":"2022-04-18T19:16:31","modified_gmt":"2022-04-18T19:16:31","slug":"wafti-xaqiiqa-raadisa-oo-booqday-suuqa-waaheen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/04\/18\/wafti-xaqiiqa-raadisa-oo-booqday-suuqa-waaheen\/","title":{"rendered":"Wafti xaqiiqa raadisa oo booqday suuqa Waaheen"},"content":{"rendered":"<p>Wafti balaadhan oo ka socday Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho indha indheyn ah ku tagay suuqii gubtay ee Waaheen.<br \/>\nWaftigan ayaa waxaa Suuqa ku soo dhaweeyay maayar ku xigeenka caasimadda Hargaysa, xoghayaha fulinta dawladda hoose, qaar ka mid ah mudanayaasha golaha deegaanka Hargeysa.<br \/>\nWaftigan ayaa Sharaxaad kooban laga siiyay dhibaatadii ka dhacday Suuqa Waheen.<br \/>\nMaaha wefti koobaad ee sidan oo kale ugy kuurgala, xaalada suuqa Waaheen, balse waxa jiray wuufud kala duwan oo hore suuqan u booqday.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafti balaadhan oo ka socday Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho indha indheyn ah ku tagay suuqii gubtay ee Waaheen. Waftigan ayaa waxaa Suuqa ku soo dhaweeyay maayar ku xigeenka caasimadda Hargaysa, xoghayaha fulinta dawladda hoose, qaar ka mid ah mudanayaasha golaha deegaanka Hargeysa. Waftigan ayaa Sharaxaad kooban laga siiyay dhibaatadii ka dhacday Suuqa Waheen. Maaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/way.png?fit=723%2C466&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hAK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67628,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67626\/revisions\/67628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}