{"id":67610,"date":"2022-04-16T19:50:15","date_gmt":"2022-04-16T19:50:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67610"},"modified":"2022-04-16T21:56:50","modified_gmt":"2022-04-16T21:56:50","slug":"warbaahinta-maraykanka-oo-sheegtay-in-dawladdoodu-isha-ku-hayso-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/04\/16\/warbaahinta-maraykanka-oo-sheegtay-in-dawladdoodu-isha-ku-hayso-berbera\/","title":{"rendered":"Warbaahinta Maraykanka Oo Sheegtay In Dawladdoodu Isha Ku Hayso Berbera"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyonews) -Dawladda Maraykanka, ayaa aad u xiisaynaysa inay Saldhig Ciidan ka samaysato Magaalada Xeebta ah ee Berbera.<\/p>\n<p>Cadadka Wargeyska Africa Confidential oo ka soo baxa Caasimadda Maraykanka ee Washington D.C, ayaa cadadkii Salaasadii soo baxay\u00a0 shalay qoray in safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee Washington aanay illaa hadda keenin in Maraykanka uu u soo diro Safiiro Somaliland, laakiin waxa ay faahfaahiyeen in isha Maraykanka ay saaran tahay Magaalada Berbera, taasna ay keeni doonto aqoonsi buuxa.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa waxa sii xoojiyey Herman Cohen oo macalin ka ah jaamacadda George Washington, waxaanu sheegay in saldhig military oo Maraykanka uu ka samaysto Berbera in ay fidinayso aqoonsi buuxa oo la siiyo Somaliland.<\/p>\n<p>Herman Cohen, Kalkaaliyihii Hore \u00e8e Arimaha Dibada Maraykanka, hadana ah macalin ka dhiga culuumta siyaasada Jaamacada George Washington ayaa waxa uu sheegay in saldhig uu Maraykanka ka samaysto Berbera, in ay leedahay faa&#8217;iid\u00f2oyin badan.<\/p>\n<p>Herman Cohen waxa uu aaminsanyahay in marka Ciidamada Maraykanka ay saldhig ka samaystaan Berbera, in dabadeed si\u00a0 rasmi ah u kala go&#8217;ayaan Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Herman Cohen oo isla arintan ka sheegay jaamacadda George Washington, ayaa sidoo kalana ku soo qoray twitterka, ayaa qoraalkiisa waxa uu soo baxay wakhti ay diyaaradaha Maraykanka ay tababar ku qaadanayaan hawada Somaliland.<\/p>\n<p>Wadamada ku yaala Geeska Afrika ayaa waxa ka jira dagaalo ahli ah, iyada oo dagaaladaas iyo qalalaasahaas ay ka badbaaday Somaliland, taasna waa mid ka dhigaysa Somaliland in Maraykanka iyo wadamo kalaba ay soo degaan, sida uu aaminsanyahay Prof.Herman Cohen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyonews) -Dawladda Maraykanka, ayaa aad u xiisaynaysa inay Saldhig Ciidan ka samaysato Magaalada Xeebta ah ee Berbera. Cadadka Wargeyska Africa Confidential oo ka soo baxa Caasimadda Maraykanka ee Washington D.C, ayaa cadadkii Salaasadii soo baxay\u00a0 shalay qoray in safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee Washington aanay illaa hadda keenin in Maraykanka uu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/ARANA.png?fit=1156%2C1192&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hAu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67610","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67610"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67617,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67610\/revisions\/67617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}