{"id":67560,"date":"2022-04-12T23:54:46","date_gmt":"2022-04-12T23:54:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67560"},"modified":"2022-04-12T23:54:46","modified_gmt":"2022-04-12T23:54:46","slug":"jabuutigurmadka-suuqii-gubtay-ee-hargeysa-doorkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/04\/12\/jabuutigurmadka-suuqii-gubtay-ee-hargeysa-doorkeeda\/","title":{"rendered":"Jabuuti:Gurmadka Suuqii Gubtay ee Hargeysa.&#038; Doorkeeda"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Jabuuti(Arabsiyonews)-Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyey ololle xukuumadda dalkaasi hogaaminayso oo ay kaga qaybqaadanayso gurmadka Suuqii gubtay ee Hargeysa.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Jabuuti oo kamida wadamada deriska ee Somaliland xidhiidhka saaxiibtinimo ka dhexeeyo, ayaa hore dareen tacsiyaddeed iyo lacag taakulo ah soo gaadhsiisay Dawladda iyo Shacbiga Somaliland, iyadoo wefti balaadhan u soo dirtay Hargeysa maalmihii dhibaatadu dhacday.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Danjire Cabdifataax, ayaa ugu horayn mahadnaq u jeediyey Xukuumadda Jabuuti \u201cUgu horayn waxaan halkan uga mahad-celinayaa Dawladda Jamhuuriyada Djabuuti, oo u ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaacil Cumar Geelle iyo Shacabkiisa, oo ahaa Madaxweynihii ugu horeeyey ee lasoo xidhiidhay Madaxweyneheena markii ay masiibadda Dabku haleellay Suuqa Waaheen\u201d.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, waxa uu sheegay in Xukumadda Jabuuti ay Arbacadii hore soo gaadhsiisay Somaliland Deeq lacageed oo dhan Hal-milyan oo Dollar, sidoo kalena waxay Xukumadda Madaxweyne Geelle Mar labaad Somaliland ugu soo deeqday xadi-lacageed oo dhan 580-shan boqol iyo Sideetan kun oo Dollar, waxana dhaqaalahan dambe loogu talo-galay in Raashin loo siiyo Dadkii Suuqa Waaheen ku Gubatay Hantidoodii.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Geesta kale, Safiir Cabdifatax waxa uu sheegay in Xukumadda Jabuuti ay weli sii waddo Dedaalo kale oo dhaqaale loogu uruurrinaayo Dadka walaalahood ah ee u ka Gubtay Xaruntii ganacsiga ee Waaheen. waxanu tilmaamay inay ay socdaan Shirar ay hoggaaminayaan Wasiirka Ganacsiga, Wasiirka arrimaha gudaha, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga, iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo kulamo lagula yeelanayo Baananka Caalamiga ah ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti iyo Ganacsatada dalkaas.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale Dedaalada dhaqaale Ururineed ee Xukumadda Jabuuti ugu soo taba-rucayso gubashada suuqa Waaheen, ayaa waxa oloolle weyn ugu jira Warbaahinta Qaranka Jabuuti ee kala duwan, kuwasoo baahinayaa in bulshaddu u gurmato walaalahooda ku caydhoobay Dabkii Suuqaa Waaheen ee CaasimadaJamhuuriyadaSomalilandee Hargeysa. Iyadoo Xukumadda Jabuuti iyo Safaarada Somaliland ee Jabuuti, ay sameeyeen Accouno ilaa Sadex Bank ah, oo u gaar ah gurmadka Dabkii Masiibada ahaa ee haleelay Suuqa Waaheen.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Magacyada Acounada Xukumadda Jabuuti ugu galo gashay caawimada Suuqa Waaheen.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">1 East Africa Bank<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">2 CAC Bank<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">3 Salaama Bank.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Danjire Cabdifataax, ayaa kamida safiirrada ugu firinfircoon ee xukuumadda u joogga dibada, taasoo ay muujinayso doorka dawladda Djibouti ka geysanayso dhibaatada Qarankiisa ka soo gaadhay mid kamida Illinois Dhaqaalaha laf-dhabarta u ahaa.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti(Arabsiyonews)-Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa faahfaahin ka bixiyey ololle xukuumadda dalkaasi hogaaminayso oo ay kaga qaybqaadanayso gurmadka Suuqii gubtay ee Hargeysa. Jabuuti oo kamida wadamada deriska ee Somaliland xidhiidhka saaxiibtinimo ka dhexeeyo, ayaa hore dareen tacsiyaddeed iyo lacag taakulo ah soo gaadhsiisay Dawladda iyo Shacbiga Somaliland, iyadoo wefti [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67561,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67560","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278363067_314364437503999_1396133798371138282_n.jpg?fit=526%2C525&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hzG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67560","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67560"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67563,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67560\/revisions\/67563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}