{"id":67549,"date":"2022-04-12T14:41:14","date_gmt":"2022-04-12T14:41:14","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67549"},"modified":"2022-04-12T14:41:14","modified_gmt":"2022-04-12T14:41:14","slug":"mucaaradka-kanada-oo-doonaya-in-dawladdoodu-caawiso-dadkii-ku-xoolo-beelay-gubashadii-suuqa-waaheen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/04\/12\/mucaaradka-kanada-oo-doonaya-in-dawladdoodu-caawiso-dadkii-ku-xoolo-beelay-gubashadii-suuqa-waaheen\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Kanada Oo Doonaya In Dawladdoodu Caawiso Dadkii Ku Xoolo Beelay Gubashadii Suuqa Waaheen."},"content":{"rendered":"<p>Kanada (Arabsiyonews) &#8211; Dawladda Kanada, ayaa loogu baaqay inay Somaliland ka caawiso dib u soo kabashada dadkii ku caydhoobay dabkii baa&#8217;biiyey suuqa Waaheen ee Hargeysa.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaridka Canada ee NDP Mr. Jagmeet Singh, ayaa sheegay in mas&#8217;uuliyadda saaran dawladda Kanada ay tahay sidii ay u caawin lahaayeen dadka hantidooda ay kaga baaba&#8217;day suuqa Waaheen ee Hargeysa.<\/p>\n<p>Jagmeet Singh oo khudbad uu jeediyey, ka dib la kulmay jaaliyadda Somaliland ee magaalada Toronto, ayaa sheegay in uu masiibada suuqa Hargeysa uu kala hadli doono Ra&#8217;iisal-wasaaraha Kanada Justin Trudeau, maaddaama ay Masuuliyad tahay in Dawladda Kanada taageerto dadkii ku xoolo beelay gubashada Suuqa Waaheen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kanada (Arabsiyonews) &#8211; Dawladda Kanada, ayaa loogu baaqay inay Somaliland ka caawiso dib u soo kabashada dadkii ku caydhoobay dabkii baa&#8217;biiyey suuqa Waaheen ee Hargeysa. Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaridka Canada ee NDP Mr. Jagmeet Singh, ayaa sheegay in mas&#8217;uuliyadda saaran dawladda Kanada ay tahay sidii ay u caawin lahaayeen dadka hantidooda ay kaga baaba&#8217;day suuqa Waaheen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/warrr.jpg?fit=920%2C748&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hzv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67549","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67551,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67549\/revisions\/67551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}