{"id":675,"date":"2014-12-02T16:17:50","date_gmt":"2014-12-02T16:17:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=675"},"modified":"2014-12-02T16:17:50","modified_gmt":"2014-12-02T16:17:50","slug":"madaxweynaha-kenya-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-daakhiliga-wasiir-cusub-na-magacaabay-iyo-taliyihii-ciidamada-booliska-kenya-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/02\/madaxweynaha-kenya-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-daakhiliga-wasiir-cusub-na-magacaabay-iyo-taliyihii-ciidamada-booliska-kenya-oo-is-casilay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Kenya Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Daakhiliga, Wasiir Cusub-na Magacaabay, Iyo Taliyihii Ciidamada Booliska Kenya Oo Is-Casilay"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(AN)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u magacaabay wasiirka cusub ee Amniga<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/UhuruKenyatta.jpg.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-676\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/UhuruKenyatta.jpg-300x187.png?resize=300%2C187\" alt=\"UhuruKenyatta.jpg\" width=\"300\" height=\"187\" \/><\/a><\/p>\n<p>Nairobi-(AN)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u magacaabay wasiirka cusub ee Amniga gudaha ee dalka Kenya Joseph Nkaissery oo hore u ahaan jiray Jeneraal hore uga tirsannaa ciidamadda Kenya.<br \/>\nSidoo kale, waxa is casilay Talyihii ciidamadda booliska ee wadanka Kenya David Kimaiyo, isaga oo is casillaadiisa ku macneeyay go&#8217;aan shalhsi ah oo isaga ka yimi, balse waxa soo baxaya warar sheegaya in Wasiirka daakhiliga iyo Taliyahaba cadaadis xoog leh lagu saaray in ay is casilaan, balse Madaxweynaha Kenya ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii daakhiliga isla markaana magacaabay Wasiir cusub, waxaana is casilaada Taliyaha iyo xil ka qaadista wasiirkii daakhiliga lala xidhiidhiyay xaaladda &#8211; ammaanka gudaha dalka Kenya oo muddooyinkii danbe si aad ah u sii xumaanaysay &#8211;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net Office Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(AN)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u magacaabay wasiirka cusub ee Amniga Nairobi-(AN)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u magacaabay wasiirka cusub ee Amniga gudaha ee dalka Kenya Joseph Nkaissery oo hore u ahaan jiray Jeneraal hore uga tirsannaa ciidamadda Kenya. Sidoo kale, waxa is casilay Talyihii ciidamadda booliska ee wadanka Kenya David [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":676,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-675","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/675","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=675"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/675\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=675"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=675"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=675"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}