{"id":67313,"date":"2022-03-24T17:50:22","date_gmt":"2022-03-24T17:50:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67313"},"modified":"2022-03-24T17:50:22","modified_gmt":"2022-03-24T17:50:22","slug":"soomaaliyamaxaa-isku-beegay-muddo-dhammaadka-ciidanka-amisom-iyo-qaraxyada-khasaaraha-gaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/24\/soomaaliyamaxaa-isku-beegay-muddo-dhammaadka-ciidanka-amisom-iyo-qaraxyada-khasaaraha-gaystay\/","title":{"rendered":"Soomaaliya:Maxaa Isku Beegay Muddo-dhammaadka Ciidanka AMISOM iyo Qaraxyada Khasaaraha Gaystay?"},"content":{"rendered":"<div dir=\"auto\">Weerarkii Khasaaraha badan gaystay, isla markaana dadka ajaaniibta ah lagu dilay ee Maalintii Arbacada (23\/03\/2022) lagu qaaday madaarka Muqdisho ee ammaankiisa sida xooggan loo ilaaliyo iyo qaraxyadii ka dambeeyey ee xalay laga fuliyey magaalada Beledweyne ee maamul-goboleedka Hirshabeele ayaa ku soo beegmaya xili 31 March 2022 ay soo dhamaanayso muddo-xileedka Ciidamada AMISOM ee gudaha Soomaaliya ku sugnaa ilaa sannadkii 2007-kii, isla markaana ay maalin ka dib oo ah 1 April 2022 ay shaqadaas la wareegi doonaan ciidan cusub oo loo bixiyey Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya oo loo soo gaabiyo ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia).<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Haddaba, su\u2019aashu waxa ay tahay maxaa isku beegay weerarada khasaaraha badan sababay ee 48-kii saacadood ee u dambeeyey ka dhacay magaalooyinka Soomaaliya iyo qorshahan Ciidanka AMISOM lagu beddelayo? waa su\u2019aal laga bixin karo jawaabo dhinac walba loola kici karo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerarkii Khasaaraha badan gaystay, isla markaana dadka ajaaniibta ah lagu dilay ee Maalintii Arbacada (23\/03\/2022) lagu qaaday madaarka Muqdisho ee ammaankiisa sida xooggan loo ilaaliyo iyo qaraxyadii ka dambeeyey ee xalay laga fuliyey magaalada Beledweyne ee maamul-goboleedka Hirshabeele ayaa ku soo beegmaya xili 31 March 2022 ay soo dhamaanayso muddo-xileedka Ciidamada AMISOM ee gudaha Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/276003064_10159745763247789_2587660508725197547_n.jpg?fit=810%2C540&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hvH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67313"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67316,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67313\/revisions\/67316"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}