{"id":67281,"date":"2022-03-21T21:03:58","date_gmt":"2022-03-21T21:03:58","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67281"},"modified":"2022-03-21T21:05:36","modified_gmt":"2022-03-21T21:05:36","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-xarunta-guud-ee-qaramada-midoobay-kullan-kula-qaatay-ku-xigeenka-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/21\/madaxweynaha-somaliland-oo-xarunta-guud-ee-qaramada-midoobay-kullan-kula-qaatay-ku-xigeenka-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo  Kulan La Qaatay Ku-Xigeenka, Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">New York-(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalin-nimadii shalay safar shaqo ku tegay Magaalada New York ee isla dalka Maraykanka ayaa maanta xarunta guud ee Qaramada Midoobay kulan ballaadhan kula qaatay mid ka mid ah ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen oo ay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ku lafo gureen arrimo muhiim u ah Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markuu soo dhammaaday waxa ka warbixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Dr. Ciise Keyd Maxamuud oo kulanka ku wehelinayey madaxweynaha, waxaana ka mid ahaa nuxurka warbixinta wasiirka \u201cmaanta waxa aanu kulan la yeelanay mid ka mid ah ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo aanu kala hadalnay qadiyada Somaliland iyo sidii ay Qaramada Midoobay kaalmooyinka ay bixiso si toos ah u siin lahayd Somaliland, iyadoo aan cidna loo soo marin.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka oo sii wata hadalkiisa ayaa yidhi \u201cSidoo kale waxa aanu kala hadalnay horumarinta beeraha, Kalluumaysiga, dhibaatooyinka abaaraha soo noq-noqday iyo sidii biyaha roobka ee da\u2019a aynu u qaban lahayn oo aynu biyo-xidheeno badan uga samayn lahayn dalkeena, markaa waanu isla qaadanay fikradahaas, waxaanu shirkaasi noqday mid guul noogu soo dhammaaday, waana guul kale oo Somaliland u soo hooyatay\u201d.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Kulankaa waxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Dr. Ciise Keyd Maxamuud iyo Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Maraykanka Amb. Bashiir Sheekh Cumar Good.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Kulanka ka dibna weftiga Madaxweynuhu waxay dib ugu laabteen Washington DC oo ay ka sii wadan doonaan hawlihii shaqo ee ay halkaa u joogeen, iyagoo maalintii sagaalaad ku sugan dalka Maraykanka weftiga madaxweynuhu.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">ALLAA MAHAD LEH<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Warbaahinta Madaxtooyada JS<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York-(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalin-nimadii shalay safar shaqo ku tegay Magaalada New York ee isla dalka Maraykanka ayaa maanta xarunta guud ee Qaramada Midoobay kulan ballaadhan kula qaatay mid ka mid ah ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay. Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/276168524_522020539284188_3112665926968780602_n.jpg?fit=1024%2C716&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hvb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67281"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67285,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67281\/revisions\/67285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}