{"id":67211,"date":"2022-03-17T19:48:36","date_gmt":"2022-03-17T19:48:36","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67211"},"modified":"2022-03-17T19:48:36","modified_gmt":"2022-03-17T19:48:36","slug":"xisbiga-waddani-oo-mar-kale-ka-hadlay-safarka-madaxweyne-biixi-ee-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/17\/xisbiga-waddani-oo-mar-kale-ka-hadlay-safarka-madaxweyne-biixi-ee-maraykanka\/","title":{"rendered":"Xisbiga WADDANI Oo Mar Kale Ka Hadlay Safarka Madaxweyne Biixi Ee Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta mar kale ka hadlay safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka iyagoo sheegay inay soo dhaweynayaan in fagaareyaal caalamiya lagaga hadlo arrinta Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa waxaa Mareykanka ku casuumay hay\u2019adda daraasaadka siyaasadda ee Heritage Foundation, isaga oo khudbad ka jeediyey xarunta hay\u2019adaas, ka dibna la kulmay Guddiga amniga Maraykanka ee aqalka, Hay&#8217;adda USAID iyo Waaxda Arrimaha dibedda ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis ayaa Hargeysa ugu waramay Idaacadda VOA ayaa yidhi &#8220;&lt;span;&gt;Safarka Madaxweynaha ee Maraykanka waanu taageersanahay, hoggaanka Xisbiguna waa kii go&#8217;aanka ka soo saaray, markaa waanu taageersanahay in Somaliland wax u soo kordhaan, in wax hoos uga dhacaana ajandahayaga maaha..&#8221;<\/p>\n<p>Yoonis waxa kale oo uu sheegay &#8220;Waxaanu jecel nahay in safarka Madaxweynaha oo aanu u aragno mid shaqo inuu guul ku soo dhamaado..&#8221;ayuu yidhi<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220317_224514_161.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3><em><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/em><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta mar kale ka hadlay safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka iyagoo sheegay inay soo dhaweynayaan in fagaareyaal caalamiya lagaga hadlo arrinta Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa waxaa Mareykanka ku casuumay hay\u2019adda daraasaadka siyaasadda ee Heritage Foundation, isaga oo khudbad ka jeediyey xarunta hay\u2019adaas, ka dibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/download-19.jpeg?fit=285%2C177&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hu3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67213,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67211\/revisions\/67213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}