{"id":67170,"date":"2022-03-16T15:14:55","date_gmt":"2022-03-16T15:14:55","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67170"},"modified":"2022-03-16T15:14:55","modified_gmt":"2022-03-16T15:14:55","slug":"qaramada-midoobay-oo-aas-aastay-maalinta-caalamiga-ah-ee-la-dagaalanka-islaam-naceybka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/16\/qaramada-midoobay-oo-aas-aastay-maalinta-caalamiga-ah-ee-la-dagaalanka-islaam-naceybka\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo aas-aastay Maalinta Caalamiga ah ee la-dagaalanka Islaam naceybka"},"content":{"rendered":"<p>NEW YORK (Arabsiyonews) Golaha guud ee QM ayaa salaasadii ansixisay qaraar aas-aasaya in 15-ka March ay noqoto Maalinta Caalamiga ee la-dagaalanka Islaam Naceybka.<\/p>\n<p>Qaraaarkan, oo ay isku raaceen 193-ka xubnood ee Qaramada Midoobay, isla markaana ay soo jeediyeen 55 dal oo badankood Muslim ah, ayaa adkeynaya xuquuqda xoriyadda diinta iyo rumeynta.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale dib usoo nooleynayaa qaraarkii 1981-kii ee ku baaqaya \u201cbaabi\u2019inta dhammaan nooc kasta oo ah dulqaad la\u2019aan iyo takoor ku saleysan diinta iyo waxa uu qofku aaminsan yahay.\u201d<\/p>\n<p>Qaraarka ayaa walaac xooggan ka muujiyey \u201csare u kaca xaaladaha takoorka dulqaad la\u2019aanta iyo rabshadaha, ciddii doonta ha gaysatee, ee ka dhanka ah dadka aaminsan diimo dhowr ah, oo ay ku jiraan kiisaska ka dhashay Islaam naceybka, Yahuud naceybka, Kirishtan naceybka iyo naceyb kasta oo ka dhan ah qof aaminsan diin kale.\u201d<\/p>\n<p>Qaraarka ayaa weydiisanaya dhammaan dalalka, hay\u2019addaha QM, ururadada caalamiga ah iyo kuwa goboleed, bulshada rayidka, shirkadaha gaarka loo leeyahya iyo urur diimeedyada \u201cinay abaabulaan munaasabado ujeedkoodu yahay sare u qaadidda wacyiga lagu xakameynayo Islaam Naceybka\u201d ayna u adeegsadaan Maalinta Caalamiga ah ee cusub inay kula dagaalaan Islaam Naceybka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>NEW YORK (Arabsiyonews) Golaha guud ee QM ayaa salaasadii ansixisay qaraar aas-aasaya in 15-ka March ay noqoto Maalinta Caalamiga ee la-dagaalanka Islaam Naceybka. Qaraaarkan, oo ay isku raaceen 193-ka xubnood ee Qaramada Midoobay, isla markaana ay soo jeediyeen 55 dal oo badankood Muslim ah, ayaa adkeynaya xuquuqda xoriyadda diinta iyo rumeynta. Wuxuu sidoo kale dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67171,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/golaha-amaanka.png?fit=1024%2C576&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hto","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67170"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67173,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67170\/revisions\/67173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}