{"id":6715,"date":"2015-02-23T11:33:51","date_gmt":"2015-02-23T11:33:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6715"},"modified":"2015-02-23T11:33:51","modified_gmt":"2015-02-23T11:33:51","slug":"maxkamad-dalka-masar-ayaa-ku-xukuntay-shan-sanno-nin-siyaasada-u-ololeeya-oo-qayb-wayn-ka-qaatay-kacdoonkii-2011","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/23\/maxkamad-dalka-masar-ayaa-ku-xukuntay-shan-sanno-nin-siyaasada-u-ololeeya-oo-qayb-wayn-ka-qaatay-kacdoonkii-2011\/","title":{"rendered":"Maxkamad dalka Masar ayaa ku xukuntay shan sanno nin siyaasada u ololeeya oo qayb wayn ka qaatay kacdoonkii 2011"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width has-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2015\/02\/23\/150223103804_alaa_abdel_fattah_blogger_egypt_640x360_ap_nocredit.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Alaa Abdel Fattah ayaa lagu xukumay shan sanno.<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Maxkamad dalka Masar ayaa ku xukuntay shan sanno nin siyaasada u ololeeya oo qayb wayn ka qaatay kacdoonkii 2011.<\/p>\n<p>Alaa Abdel Fattah ayaa lagu helay danbi inuu jabiyay sharciga diidaya in la sameeyo banaanbax iyadoo aan ogolaasho laga haysan dowladda. Hadda ka hor waxaa lagu xukumay shan iyo toban sanno oo xarig ah.<\/p>\n<p>Alaa Abdel Fattah ayaa dhaleeceeya dowladda Masar wuxuuna dacwadiisa ku tilmaamay doqonimo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah taageerayaashiisa ayaa ku qayliyay &#8220;ha dhacdo xukunka milatari iyo ha dhacdo xoriyo la&#8217;aan&#8221;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Alaa Abdel Fattah ayaa lagu xukumay shan sanno. Maxkamad dalka Masar ayaa ku xukuntay shan sanno nin siyaasada u ololeeya oo qayb wayn ka qaatay kacdoonkii 2011. Alaa Abdel Fattah ayaa lagu helay danbi inuu jabiyay sharciga diidaya in la sameeyo banaanbax iyadoo aan ogolaasho laga haysan dowladda. Hadda ka hor waxaa lagu xukumay shan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6716,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6715","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Kj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6715"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6715\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}