{"id":67142,"date":"2022-03-15T11:02:59","date_gmt":"2022-03-15T11:02:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67142"},"modified":"2022-03-15T11:02:59","modified_gmt":"2022-03-15T11:02:59","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-sheegtay-in-sheekh-aadan-sunne-u-guuray-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/15\/xukuumadda-somaliland-oo-sheegtay-in-sheekh-aadan-sunne-u-guuray-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Sheekh Aadan-sunne U Guuray Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabiyo) \u2013 Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Sheekh Aadan-Sunne oo ka mid Culimada Caanka ah Somaliland, kaasi oo Maalmihii u dambeeyay la waayay meel uu Jaan iyo Cidhib dhigay.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Xuseen oo Shalay Saxaafaddu waydiisay halka ay ku ogyihiin Sheekh Aadan-sunne iyo Qoyskiisa, ayaa sheegay inuu u guuray Dalka Soomaaliya, Wasaaradda Arrimuhuna ogtahay halka uu kaga sugan yahay Dalkaasi.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Amniga oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi\u00a0 \u201cSheekh Aadan-sunne isagaa ka guuray Magaalada Hargeysa, Cid Alaale iyo Cid xidhay ma jirto, Cid afduubtay ma jirto, Cid amaankiisa wax u dhintayna ma jirto, isagaa Iskii u tagay, isagaa Qoyskiisa rartay, halka uu u guurayna Wasaaradda Arrimaha guduhuna way ogtahay halkuu u guuray iyo halka uu hadda ku sugan tahay, waxaase jira baadhitaan oo laamaha amnigu wadaan, war-bixin dhamaystirana waanu ka soo saaraynaa, Ciddii kalkaalisayna war-bixinteeda waanu soo gudbinaynaa..\u201d<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenku wuxuu sheegay \u201cSheekh Aadan-sunne wuxuu u guuray Soomaaliya, Wasaaradda Arrimaha guduhu way ogtahay halka uu ku sugan yahay..\u201d ayuu yidhi, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha ee amniga.<\/p>\n<h2><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabiyo) \u2013 Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Sheekh Aadan-Sunne oo ka mid Culimada Caanka ah Somaliland, kaasi oo Maalmihii u dambeeyay la waayay meel uu Jaan iyo Cidhib dhigay. Wasiir ku-xigeenka amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Xuseen oo Shalay Saxaafaddu waydiisay halka ay ku ogyihiin Sheekh Aadan-sunne iyo Qoyskiisa, ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67143,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022315637829056172264899.jpg?fit=660%2C353&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hsW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67144,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67142\/revisions\/67144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}