{"id":67139,"date":"2022-03-15T10:57:29","date_gmt":"2022-03-15T10:57:29","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67139"},"modified":"2022-03-15T11:04:37","modified_gmt":"2022-03-15T11:04:37","slug":"maraykan-ah-oo-u-hiiliyey-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/15\/maraykan-ah-oo-u-hiiliyey-somaliland\/","title":{"rendered":"Xildhibaano Maraykan Ah Oo U Hiiliyey Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; 9 Xildhibaan oo Maraykan ah, ayaa Warqad u qoray Xoghayaha Arimaha Dibrda ee Dawladda Maraykanka.<\/p>\n<p>Xildhibanadda ayaa Maamulka Madaxwayne Joe Biden ugu baaqay inay Xoojiyaan Xidhiidhka Maraykanka iyo Somaliland oo ay sheegeen inay Boqcad Mihiima ku Taalo.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan warqad u qornay inaan ku boorinno Maamulka Biden inuu ka fiirsado kordhinta iyo sii wadida xiriirka qotoda dheer ee kala dhexeeya Somaliland, arrimaha ku saabsan danaha dublamaasiyadeed, dhaqaale iyo amni,&#8221; ayay xildhibaannadu qoreen.<\/p>\n<p>Xildhibaannada oo faahfaahinaya ujeeddada ay warqadda u qoreen ayaa sheegay \u201cSomaliland, waa Goob ku talaa Bogcad\u00a0 juquraafi ahaan Mihiim ah..&#8221;<\/p>\n<p>Warqadda lagu faahfaahiyey Qoraalka ay\u00a0 Xildhibaannadani u gudbiyeen Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanka, ayaa waxa ku saxeexnaa Michael McCaul oo Socda Xisbiga Republican iyo Chris Smith<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaannada ayaa ku soo beegmaya xilli uu Madaxweynaha JSL safar ku joogo dalka Maraykanka.<\/p>\n<h2><em><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/em><\/h2>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220315_134935_755.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; 9 Xildhibaan oo Maraykan ah, ayaa Warqad u qoray Xoghayaha Arimaha Dibrda ee Dawladda Maraykanka. Xildhibanadda ayaa Maamulka Madaxwayne Joe Biden ugu baaqay inay Xoojiyaan Xidhiidhka Maraykanka iyo Somaliland oo ay sheegeen inay Boqcad Mihiima ku Taalo. &#8220;Waxaan warqad u qornay inaan ku boorinno Maamulka Biden inuu ka fiirsado kordhinta iyo sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/FB_IMG_1647341651833.jpg?fit=720%2C576&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hsT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67139"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67145,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67139\/revisions\/67145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}