{"id":67136,"date":"2022-03-14T14:09:26","date_gmt":"2022-03-14T14:09:26","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67136"},"modified":"2022-03-14T14:09:26","modified_gmt":"2022-03-14T14:09:26","slug":"dooni-lagu-afduubay-xeebaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/14\/dooni-lagu-afduubay-xeebaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dooni Lagu Afduubay Xeebaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Ciiddanka booliiska Soomaaliya, Cabditaax Aadan Xasan ayaa sheegay in koox isugu jirta Soomaali iyo Yemeniin ay afduubeen Dooni siday Maandooriye laga keenay dalka Yemen.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciiddanka bilayska wuxuu sheegay in kooxda afduubka geysatay ay yihiin isla kooxdii la socotay Doonta, kuwaas oo la sheegay inuu soo kala dhexgalay khilaaf sababay in Doonta laga leexiyo halkii ay ku wajahnayd, lalana tago badweynta Hindiya.<\/p>\n<p>Afhayeenku wuxuu sheegay in falkaas aanu ahayn fal budhcad baddeednimo ah, isagoo sheegay in ciiddanka badda Soomaaliya ay ku raad joogaan sidii gacanta loogu sii dhigi lahaa doonta la afduubtay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rabaa inaan adduunka u bayaamino sida dhacdadaasi ay u qeexeen oo noqotay si qaldan, taasoo michaheedu yahay in Soomaaliya ay ka jiraan budhcad baddeednimo. Waxaan u caddeynayaa Soomaaliya inaysan ka jirin wax budhcad badeed ah sida ay caddeynayaan hay&#8217;adaha caalamiga ah ee la socda dhaqdhaqaaqa baddeena,&#8221; ayuu yidhi Cabdifitaax.<\/p>\n<p>Dhowaan ayay ahayd markii golaha ammaanku uu diiday inuu muddo kordhin u sameeyo howlgalka la dagaalanka budhcad baddeeda Soomaaliya kadib muddo 15 sano ah uu howlgalkaas uu jiray.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220314_170622_134.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2><em><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/em><\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Ciiddanka booliiska Soomaaliya, Cabditaax Aadan Xasan ayaa sheegay in koox isugu jirta Soomaali iyo Yemeniin ay afduubeen Dooni siday Maandooriye laga keenay dalka Yemen. Afhayeenka ciiddanka bilayska wuxuu sheegay in kooxda afduubka geysatay ay yihiin isla kooxdii la socotay Doonta, kuwaas oo la sheegay inuu soo kala dhexgalay khilaaf sababay in Doonta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022314637828354817081690.jpg?fit=640%2C396&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hsQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67138,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67136\/revisions\/67138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}