{"id":67044,"date":"2022-03-11T13:07:24","date_gmt":"2022-03-11T13:07:24","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67044"},"modified":"2022-03-11T13:07:24","modified_gmt":"2022-03-11T13:07:24","slug":"sheekh-somaliland-caan-ka-ahaa-iyo-qoyskiisa-oo-la-waayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/11\/sheekh-somaliland-caan-ka-ahaa-iyo-qoyskiisa-oo-la-waayay\/","title":{"rendered":"Sheekh Somaliland Caan Ka Ahaa Iyo Qoyskiisa Oo La Waayay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa wada baadhitaan ay ku ogaanayaan halka uu tagau Sheekh Aadan-sunne oo ka mid ahaa Culimada ku nool Hargeysa.<\/p>\n<p>Saddex Maalmood ka hor, ayaa la waayay Sheekha iyo Xubnaha Qoyskiis oo ka kooban\u00a0 7 Hablood, 2 Wiil iyo Xaaskiisa.<\/p>\n<p>Waxa la sheegay in xubno ehelka Sheekha ka mid ah oo Gurigiisa tagay ay Booliska ku War-geliyeen in aanay garanayn Sheekhu halka uu jaan iyo Cidhib dhigay, markaasi ka dibna ay Ciidammada Booliska, gaar ahaan kuwa dambi-baadhistu tageen Gurigiisa oo ku yaalla Daanta Koonfureed ee Hargeysa.<\/p>\n<p>Warku wuxuu intaa ku darayaa, In Boolisku ay qaateen Kamarad nooca loo yaqaano &#8216;CCTV&#8217; oo ku xidhnayd Meherad ku taalla ka soo horjeedka Guriga Sheekha, si ay baadhitaan ugu sameeyaan, si fududna ugu ogaan karaan waxa ka dhacay Guriga Sheekha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Jimcihii Maanta ayaa Masaajidkii Sheekhu Tukin jiray waxa laga xaqiijiyey maqnaanshiyaha Sheekhaasi.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan-sune ayaa ka mid ahaa Culimada aan la dhacsanayn nidaamka dimuqraadiga ah ee Somaliland ku dhaqantu, waxaanu in badan ka dhaliilay fagaareyaal.<\/p>\n<h2><strong><em>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/em><\/strong><\/h2>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220311_160422_989.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa wada baadhitaan ay ku ogaanayaan halka uu tagau Sheekh Aadan-sunne oo ka mid ahaa Culimada ku nool Hargeysa. Saddex Maalmood ka hor, ayaa la waayay Sheekha iyo Xubnaha Qoyskiis oo ka kooban\u00a0 7 Hablood, 2 Wiil iyo Xaaskiisa. Waxa la sheegay in xubno ehelka Sheekha ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67045,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/j-3.jpg?fit=180%2C280&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hrm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67046,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67044\/revisions\/67046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}