{"id":67023,"date":"2022-03-10T15:22:23","date_gmt":"2022-03-10T15:22:23","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67023"},"modified":"2022-03-10T15:49:51","modified_gmt":"2022-03-10T15:49:51","slug":"duuliye-axmed-dheere-oo-ka-dareen-celiyey-soo-jeedinta-ah-in-loogu-magac-darro-xaafadda-laga-dhambalay-ibraahim-k-buur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/10\/duuliye-axmed-dheere-oo-ka-dareen-celiyey-soo-jeedinta-ah-in-loogu-magac-darro-xaafadda-laga-dhambalay-ibraahim-k-buur\/","title":{"rendered":"Duuliye Axmed-dheere Oo Ka Dareen-celiyey Soo Jeedinta Ah In Loogu Magac-darro Xaafadda Laga Dhambalay Ibraahim K\/buur"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, ayaa Toddobaadkan waxay Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa u kala jabiyeen laba qaybood, maaddaama oo ay degmadaasi ballaadhatay, una baahatay maamulo kala duwan iyo Adeegyo badan.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka Golaha Deegaanku uu labada Qaybood ugu qaybiyey, ayaa waxa ka dhashay Hadal-hayn la xidhiidha Magaca loo bixin doono Qaybta laga jaray Degmada Ibraahim Kood-buur, maaddaama oo ay Magac gaar ah u baahan tahay.<\/p>\n<p>Dad badan oo Baraha Bulshada arrintan kaga hadlay, ayaa soo bandhigay Magacyada dadka ay ku talinayaan In loo bixiyo Xaafadda laga jaray Degmada Ibraahim Kood-buur.<\/p>\n<p>Dadka ay Muwaadiniinta arrintan ka hadlay soo jeediyeen in Magacooda loo bixiyo waxa ka mid ah\u00a0 Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo ah Muwaadin u dhashay dalka Soomaaliya, kaasi oo sannadkii 1988-kii diiday in diyaarad dagaal oo uu duuliye ka ahaa ku duqeeyo Hargeysa iyo Shacabkeeda, xilligaasi oo Taliskii Maxamed Siyaad Barre xasuuq ba&#8217;an ka wadday Somaliland oo ka mid ahayd Jamhuuriyaddii Soomaaliya.<\/p>\n<p>Axmed-dheere oo ku jiray duuliyeyaal loo soo xulay inay duqaymo ka geystaan Hargeysa, ayaa xilligaa diiday isla-markaana diyaaraddii uu waday ula baxsaday dalka Jabuuti, go&#8217;aankaas badbaadada ahaa oo guud ahaan Shacabka Somaliland ku majeerteen, marmar badana uga Mahad-celiyeen.<\/p>\n<p>Sidaasi darteed, Axmed-dheere oo Maanta Waraysi siiyey Warbaahinta Arabsiyonews.com, ayaa la waydiiyey sida uu u arko soo jeedinta ah in loogu Magac-daro Xaafadda laga dhambalay Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa, waxaanu ku jawaabay inuu ka war hayo wanaagga ay Shacabka Somaliland u hayaan, balse uu soo jeedinayo in xaafaddaa loogu Magac-darro Cid isaga kaga mudan &#8220;Waan maqlay arrintaas, laakiin Aniga waxay ila tahay in loogu Magac-darro Mujaahid kale oo iga mudan..&#8221; ayuu yidhi, isagoo Shacabka Somaliland ku amaanay inay gaadhsiiyeen meeqaam aanu gaadhsiisnayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h1><em><strong> Arabsiyonews\/Hargeisa Office<\/strong><\/em><\/h1>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220310_182028_923.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, ayaa Toddobaadkan waxay Degmada Ibraahim Kood-buur ee Magaalada Hargeysa u kala jabiyeen laba qaybood, maaddaama oo ay degmadaasi ballaadhatay, una baahatay maamulo kala duwan iyo Adeegyo badan. Go&#8217;aanka Golaha Deegaanku uu labada Qaybood ugu qaybiyey, ayaa waxa ka dhashay Hadal-hayn la xidhiidha Magaca loo bixin doono Qaybta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/122283948_10157272341967471_3707894368149723596_n.jpg?fit=550%2C524&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hr1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67023"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67025,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67023\/revisions\/67025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}