{"id":67006,"date":"2022-03-10T11:22:01","date_gmt":"2022-03-10T11:22:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67006"},"modified":"2022-03-10T11:22:01","modified_gmt":"2022-03-10T11:22:01","slug":"xirsi-waxaan-leeyahay-guddoomiye-nimada-xisbiga-kuugu-darimayno-dhiig-mustafe-shiine","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/10\/xirsi-waxaan-leeyahay-guddoomiye-nimada-xisbiga-kuugu-darimayno-dhiig-mustafe-shiine\/","title":{"rendered":"&#8220;Xirsi Waxaan Leeyahay, Guddoomiye-nimada Xisbiga Kuugu Darimayno Dhiig..&#8221; Mustafe Shiine"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Afhayeenka Urur-siyaasadeedka Shacabka Mustafe Ciise, ayaa u jawaabay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, kaasi oo eedaymo u jeediyey Madaxweynaha JSL iyo Wasiirka Arrimaha gudaha.<\/p>\n<p>Mustafe Shiine oo qoraal ku baahiyey Internet-ka, ayaa yidhi &#8220;Ma jiro dhib uu Madaxweyne Muuse Biixi u geystay deegaanada\u00a0 afgarashadoodu tahay Buuraha DALLO iyo GACAN LIBAAX, Xukuumaddii uu ka tirsanaana waxa hoggaankeedii oo ahaa Marxuum Cigaal uu qiray in laysku barbar-dhacay 4 sanadood oo uu la dagaalamaayay. Taasoo jirtana maanta ma jiraayo dagaal sokeeye oo cidi diyaar u ah iyo qaran ciddi handadi karto, haddiise Xirsi u hamuun qabo Jilibkiisa oo keliya ha ka keeno kuwa xabada ugu horeysa ridaaya, cuqaasha iyo salaadiinta Ardaagiisuna ummadda ha ugu baaqeen waxanuu raadinaayo..&#8221;<\/p>\n<p>Mustafe Shiine waxa kale oo uu sheegay &#8220;Mid uun baan guddoomiyaha WADANI Waxaan Leeyahay Xisbigii la dhaqaaqdayee xejiso, dhiig kuugu darimaynee&#8221;. Ayuu yidhi Mustafe Shiine.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220310_141751_936.sdocx--><\/p>\n<h2><em><strong>Arabsiyo News\/Hargeisa Office<\/strong><\/em><\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Afhayeenka Urur-siyaasadeedka Shacabka Mustafe Ciise, ayaa u jawaabay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, kaasi oo eedaymo u jeediyey Madaxweynaha JSL iyo Wasiirka Arrimaha gudaha. Mustafe Shiine oo qoraal ku baahiyey Internet-ka, ayaa yidhi &#8220;Ma jiro dhib uu Madaxweyne Muuse Biixi u geystay deegaanada\u00a0 afgarashadoodu tahay Buuraha DALLO iyo GACAN LIBAAX, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67007,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/FB_IMG_1646910682514.jpg?fit=590%2C587&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hqK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67008,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67006\/revisions\/67008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}