{"id":67002,"date":"2022-03-10T10:48:58","date_gmt":"2022-03-10T10:48:58","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=67002"},"modified":"2022-03-10T10:48:58","modified_gmt":"2022-03-10T10:48:58","slug":"faysal-cali-waraabe-oo-hanjabay-eedaymana-u-jeediyey-madaxweynaha-iyo-wasiir-kaahin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/10\/faysal-cali-waraabe-oo-hanjabay-eedaymana-u-jeediyey-madaxweynaha-iyo-wasiir-kaahin\/","title":{"rendered":"Faysal Cali Waraabe Oo Hanjabay, Eedaymana U Jeediyey Madaxweynaha Iyo Wasiir Kaahin"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa eedaymo u jeediyey Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha gudaha.<\/p>\n<p>Faysal oo Maanta saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan furista Ururrada siyaasadda iyo Doorashada Madaxtooyada, waxaanu yidhi &#8220;Maxamed Kaahin Maah-maahdii uu Ku Maah-maahay Miyaanu Xasuusnayn Markii uu la dagaalamay Xukuumadii uu Wasiirka ka ahaa\u00a0 Ee Cabdiradman Tuur..&#8221;<\/p>\n<p>Faysal waxa kale oo uu sheegay &#8220;Muuse Biixi Waxaan leeyahay, Markaad kasoo\u00a0 noqoto Maraykan ayaa hadal inoo yaalla, ama dalka waynu wada yeelan, ama dhiigeennu kala qarsan&#8221; ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray &#8220;Labadan Kornayl Waxay Is tuseen oo ay isku qanciyeen, in Muuse-na Muddo kordhin loo sameeyo, kadibna La sharraxo Maxamed Kaahin&#8230;.&#8221;<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220310_134616_716.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2><strong>Arabsiyo News\/Hargeisa Office<\/strong><\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa eedaymo u jeediyey Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha gudaha. Faysal oo Maanta saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan furista Ururrada siyaasadda iyo Doorashada Madaxtooyada, waxaanu yidhi &#8220;Maxamed Kaahin Maah-maahdii uu Ku Maah-maahay Miyaanu Xasuusnayn Markii uu la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":67003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-67002","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/FB_IMG_1646909187897.jpg?fit=720%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hqG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=67002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67004,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/67002\/revisions\/67004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/67003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=67002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=67002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=67002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}