{"id":6700,"date":"2015-02-23T10:52:15","date_gmt":"2015-02-23T10:52:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6700"},"modified":"2015-02-23T10:52:15","modified_gmt":"2015-02-23T10:52:15","slug":"xafladii-furitaanka-garooonka-berbera-oo-fadeexadi-hadhaysay-dadkii-la-casuumay-oo-gacanta-loola-tagay-iyo-is-mashquulintii-wasiirka-oo-maamul-xumo-ku-danbaysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/23\/xafladii-furitaanka-garooonka-berbera-oo-fadeexadi-hadhaysay-dadkii-la-casuumay-oo-gacanta-loola-tagay-iyo-is-mashquulintii-wasiirka-oo-maamul-xumo-ku-danbaysay\/","title":{"rendered":"Xafladii Furitaanka Garooonka Berbera Oo Fadeexadi Hadhaysay, Dadkii La Casuumay Oo Gacanta Loola Tagay Iyo Is Mashquulintii Wasiirka Oo Maamul Xumo Ku Danbaysay."},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/11020998_342431665953189_1551932844630708137_n-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6701\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/11020998_342431665953189_1551932844630708137_n-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"11020998_342431665953189_1551932844630708137_n-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Garoonka Diyaaradaha Magaalada Berbara oo laga dhisay Tiriminaal cusub oo ay hirgalisay Dawladda Kuwayt, ayaa Maanta xadhiga laga jaray, Wasaaradda Duulista Hawada oo uu hormuud u yahay Wasiirka Duulista Hawada Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi.\u00a0 Xafladan lagu furaayay garoonka ayaa lagu casuumay masuuliyiin kala duwan oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo ay kamid ahayeen Wasiirka Madaxtooyadda, Xirsi Cali Xaji Xasan, Wasiirka Gaashaandhiga Axmed Xaji Cali Cadami iyo Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Marwada Madaxweynaha Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde, Iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Axmed Cali. Sidoo kale waxaa Munaasibadan lagu casuumay dadweyne isugu jira Ganacsato, iyo marti sharaf kale.<\/h2>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/11020998_342431665953189_1551932844630708137_n.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-26624\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/11020998_342431665953189_1551932844630708137_n.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"11020998_342431665953189_1551932844630708137_n\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Madaxweynaha Somaliland oo Diyaarad khaasa ku yimi garoonka isaga iyo Waftigiisu abaara 10;30 Subaxnimo, wuxuu salaam sharaf kadib guda galay kormeerida Tiriminaalka cusub, balse markii Madaxweynu guda galay gudaha Tiriminaalka waxaa mar kaliya lumay guud ahaan kala danbayntii Goobta, iyadoo dadkii la casuumay iyo Askartii ammaanka sugaysay gacmaha isula tageen, kadib markii Wasiirka Duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi ku amray shaqaale hosaad tirobadan oo khibrad la\u2019aan badani ay ka muuqatay inay dadka celiyaan. Amarka Wasiirka ayay hawl wadeenadii Wasaaradda Duulista oo uu kamid aha Agaasimaha Guud si deg deg ah dadkii ugu fuliyeen, iyagoo aan u kala aabo yeelin masuuliyiin, ganacsato, Sarakiil iyo xubno kamid ah Saxaafadda. \u201cAnigu amar ayaan qaba manan celiyeen Sarakiisha sar sare\u201d. Sidaa waxaa ku tiraabay\u00a0 mid kamid ah Dhalinyaraddii tirada badnayd ee labisnaa dirayska shaqaalaha Wasaaradda Duulista.<\/h2>\n<h2>\u201cInader waa lay casuumay, Wakan kaadhkii uu Wasiirku igu marti qaaday maxaa lay casuumaayay haddii lay celinaayo\u201d. Sida waxaa tidhi mid kamid ah Hablo tirobadan oo Shaqaalaha Wasaaraddu gacmaha ula tageen.\u00a0 Geesta kale dadweynihii la casuumay oo isugu jiray Ganacsato caan ah oo qaarkood masaafo dheer uga yimi Xafladan oo ay kamid ahaayeen Ganacsatada ugu caansan Magaaladda Burco, ayaa waji gabax kala kulmay amarka Wasiirka Duulistu ku bixiyay in aan la soo dayn cid kasta oo kaadh sita. Geesta kale dadweynaha la\u00a0 casuumay ee hadana albaabada laga xidhay ayaa cadhadii waxay goobtii ku jeex jeexeen Kaadhadhkii ay gacanta ku hayeen. Lama garanaayo ilaa hadda sababta Wasiirka Duulista iyo Shaqaale hoosaadkiisu dadka u casumeen haddii aanay u diyaarin goobtii Xafladu ka dhacaysay.<\/h2>\n<h2><\/h2>\n<h2>Dhinaca kale Wasiirka Duulista Hawada Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi oo sheegay in dhismahan Koobaan ee maanta xadhiga la jaray ay ku baxday lacag gaadhaysa 4.6 Milyan Dolar, ayaan soo bandhigin wax cadaymo ah oo sheegaaya in lacagta intaas leegi ku baxday dhismahan kooban.<\/h2>\n<p><!--EndFragmen--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoonka Diyaaradaha Magaalada Berbara oo laga dhisay Tiriminaal cusub oo ay hirgalisay Dawladda Kuwayt, ayaa Maanta xadhiga laga jaray, Wasaaradda Duulista Hawada oo uu hormuud u yahay Wasiirka Duulista Hawada Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi.\u00a0 Xafladan lagu furaayay garoonka ayaa lagu casuumay masuuliyiin kala duwan oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxmauud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6701,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6700","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1K4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6700"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6700\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}