{"id":66960,"date":"2022-03-08T13:51:08","date_gmt":"2022-03-08T13:51:08","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66960"},"modified":"2022-03-08T14:35:26","modified_gmt":"2022-03-08T14:35:26","slug":"soomaaliya-dad-ku-dhintay-dagaal-maanta-ka-dhacay-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/08\/soomaaliya-dad-ku-dhintay-dagaal-maanta-ka-dhacay-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Soomaaliya: Dad Ku Dhintay Dagaal Maanta Ka Dhacay Madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p>Beledweyne (Arabsiyo) \u2013 Dagaal ayaa saaka ka dhacay Afaafka hore ee aqalka Madaxtooyada ee Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Hir-shabeelle.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay 2 Qof ayaa ku dhintay, 3 kalena way ku dhaawacmeen dagaalka oo muddo kooban ka socday Afaafka hore ee Madaxtooyada Hir-shabeelle ee Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dagaalkan Maanta ka dhacay gudaha xerada Lamagalaay ee sababay khasaaraha isugu jira dhimashada iyo dhaawaca iyo cidda uu u dhaxeeyay dagaalku.<\/p>\n<p>Xerada Lamagalaay waxaa ku yaalla aqalka madaxtooyada Hir-shabeelle, kan maamulka gobolka Hiiraan iyo hoolka lagu qabanayo doorashada kuraasta Golaha shacabka, waxaana ku wada sugan gudaha xeradaasi boqolaal ciidan oo ka kala amar qaata madaxda Hir-shabeelle, Xildhibaanada wakhtiga ka dhamaaday iyo kuwa isbeddel-ddoonka ah.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa imaanaya xili saacadahii la soo dhaafay uu cirka isku sii shareeray khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha Hir-shabeelle iyo ku-xigeenkiisa, kuwaas oo isku fahmi waayay hanaanka loo maamulayo doorashada 11-kursi oo ka hadhsan kuraasta Beledweyne taalal ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<h2><\/h2>\n<h2><em><strong>Arabsiyo News\/Hargeisa Office<\/strong><\/em><\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beledweyne (Arabsiyo) \u2013 Dagaal ayaa saaka ka dhacay Afaafka hore ee aqalka Madaxtooyada ee Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Hir-shabeelle. Inta la xaqiijiyay 2 Qof ayaa ku dhintay, 3 kalena way ku dhaawacmeen dagaalka oo muddo kooban ka socday Afaafka hore ee Madaxtooyada Hir-shabeelle ee Magaalada Beledweyne. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dagaalkan Maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66961,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Dagaalka-Beledweyne.jpg?fit=660%2C420&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hq0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66960"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66979,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66960\/revisions\/66979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}