{"id":66953,"date":"2022-03-08T08:29:13","date_gmt":"2022-03-08T08:29:13","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66953"},"modified":"2022-03-08T13:13:51","modified_gmt":"2022-03-08T13:13:51","slug":"jabuuti-oo-shaacisay-in-la-lunsaday-balaayiin-faran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/08\/jabuuti-oo-shaacisay-in-la-lunsaday-balaayiin-faran\/","title":{"rendered":"Jabuuti Oo Shaacisay In La Lunsaday Balaayiin Faran.\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti (Arabsiyo) &#8211; Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti ayaa sheegay in xisaab hubin la sameeyey lagu helay in lacag balaayin franc ah lagu lunsaday heshiis khiyaano ku dhisan oo dhex-maray saraakiil ka tirsan wasaaradda Miisaaniyadda iyo ganacsato.<\/p>\n<p>Warbixin uu soo saaray xeer-ilaaliyaha ayaa lagu sheegay \u201cIn wasaaradda Miisaaniyadda ay lunsatay hanti dadweyne oo loogu dhiibay inay ku daboosho kharashaadka dowladda iyada oo cadad aad u balladhan ku bixineysa adeegyo u muuqdo kuwa la been abuur ah oo aan jirin.\u201d<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa lagu sheegay in lacagtan lagu lunsaday qalab iyo alaabo aan loo baahneyn oo si soo noqnoqsho leh looga dalbay shirkad, taasi oo lagu sheegay in dib u dhis loogu sameynayo dhismaha wasaaradda, iyo qalabyo kale oo ay ka mid yihiin kuwa xafiisyada, computero iyo agab kale, oo qiimahoodu gaarayo balaayiin franc.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyaha ayaa sheegay in la xidhay laba mas&#8217;uul oo ka tirsan wasaaradda Miisaaniyadda iyo wasiir hore.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay in la xidhay qaar ka mid ah ganacsatada ku lugta laheyd lunsashada iyo xubno kale oo baadhitaanka uu soo galay.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay xeer-ilaaliyaha, baadhitaanka ayaa xaqiijiyey inuu jiray heshiis khiyaano ku dhisan oo dhex-maray qaar ka mid ah ganacsatada iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda Miisaaniyadda, kaasi oo lagu lunsaday balaayin franc oo hantida qaranka ah.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyaha ayaa intaas ku daray in dhowr ka mid ah ganacsatada ay qirteen eedaha loo jeediyey islamarkaana ay soo celiyeen qaar ka mid ah lacagtii ay sida sharci-darrada ah u qaateen.<\/p>\n<p>Baadhitaanka ayaa sii socon doona, sida uu sheegay Xeer-ilaaliyaha isla markaana dadka ku lugta leh loo gudbin doono xafiiska dacwad oogaha guud, si cadaaladda loo mariyo.<\/p>\n<p>Dadka la xidhay iyo dhammaan kuwa la eedeeyey ayaan si deg deg ah looga helin karin jawaab ku aadan eedda loo jeediyey.<\/p>\n<h2>Xigasho: VOA SOMALI.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (Arabsiyo) &#8211; Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti ayaa sheegay in xisaab hubin la sameeyey lagu helay in lacag balaayin franc ah lagu lunsaday heshiis khiyaano ku dhisan oo dhex-maray saraakiil ka tirsan wasaaradda Miisaaniyadda iyo ganacsato. Warbixin uu soo saaray xeer-ilaaliyaha ayaa lagu sheegay \u201cIn wasaaradda Miisaaniyadda ay lunsatay hanti dadweyne oo loogu dhiibay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/IMG-20220308-WA0001.jpg?fit=720%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hpT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66953"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66959,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66953\/revisions\/66959"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}