{"id":66921,"date":"2022-03-06T16:20:51","date_gmt":"2022-03-06T16:20:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66921"},"modified":"2022-03-06T16:20:51","modified_gmt":"2022-03-06T16:20:51","slug":"somaliland-wasiirkii-hore-ee-beeraha-oo-ku-baaqay-iskaashi-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/06\/somaliland-wasiirkii-hore-ee-beeraha-oo-ku-baaqay-iskaashi-qaran\/","title":{"rendered":"Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Beeraha Oo Ku Baaqay Iskaashi Qaran"},"content":{"rendered":"<h5>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Axmed Muumin Seed, ayaa ku baaqay Iskaashi Qaran, si dalku uga faa&#8217;idaysto Roobabka soo waajahan.<\/p>\n<p>Qoraal soo jeedin ah oo Axmed Muumin Seed uu Maanta soo saaray oo soo gaadhay War-qabadka Warbaahinta Arabsiyo News, ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan &#8220;Sida aan\u00a0 wada\u00a0 ogsoonahay dunida Waxaa naafeeyay muddooyinkii u dambeeyay Colaad iyo Cudurka Covid-19\u00a0 ILAAHAY ha inaga hayee, waxaa inoo Sii dheer Abaaro iyo biyo la&#8217;aan baahsan oo xiligan jirta , sidaa darteed\u00a0 Waxaa haboon in aan u diyaargarowno roobka Soo Socda haddii allah inoogu deeqo\u00a0 Sidii aan ugu faaiidaysan lahayn\u00a0 dhanka biyaha oo la qabto dhinaca beeraha oo aan Xooga Saarno\u00a0 maadaama dagaalada ka socda dalka Ruushka iyo Ukrain ay Saamayn doonaan dunida oo dhan.<\/p>\n<p>Waxaan nahay dadka kaliya ee dunida wax kasta ka keensada ee aan isku filnaan karin haddii Maraakiibtu joogsato, taas darteed qofkasta oo inaga mid ah oo xoog iyo xoolo xambaarsan saa inuu u diyaargaroobaa sidii aan gu\u2019gan Soo Socda ugu wada faa\u2019iidaysan lahayn, aan isku Wacyigalino Sidii aan u Cidhibtiri lahayn\u00a0 faqriga iyo Cuno yaraanta.<\/p>\n<p><em><strong>Soo jeedintaydu waa sidan soo socota. <\/strong><\/em><\/p>\n<p><strong>1<\/strong>. In Dhammaan maalqabeenada iyo xukuumadda Oo is kaashanaaya ay Sameeyaan Qorshe deg deg ah xili roobadka Soo wajahan qorshahaas oo ka kooban\u00a0 biyaha oo la qabto iyo dalagyada muhiimka ahaa oo la beero.<\/p>\n<p><strong>2<\/strong>. In dhamman Shaqaalaha dawlada iyo Kuwa Shacabka\u00a0 oo kaashanaaya\u00a0 Askarta iyo maamulka Sare ee Waddanka ay dhamaantood u guntadaan sidii ay ugu qayb-qaadan lahaayeen\u00a0 mashruuca Cidhibtirka Cunto yarida ee ku Soo Wajahan Wadanka .<\/p>\n<p><strong>3.<\/strong> In loo qoondeeyo dhaqaale ku kooban Shidaal , baabuurta dadka daabulaysa iyo Cagafyo .<\/p>\n<p><strong>4<\/strong>. In Dhamman dadku ay ku Shaqeeyaan iskaa Wax u qabso labada xili ee Xilina la abuuraayo Siidhka Xilina la Soo gurayo dalaga. Markaa aan dhamaanteen ku garab-galno hawsha sida loo qorshaynayo ama loo maamulayo Ciddii ay dawladdu u Xil Saarto iyo Wasaaradda horumarinta Beeraha JSL oo masuuliyaddu Saaran tahay..&#8221;.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220306_191200_365.sdocx--><\/h5>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2><strong>Arabsiyonews\/Hargeisa Office<\/strong><\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Axmed Muumin Seed, ayaa ku baaqay Iskaashi Qaran, si dalku uga faa&#8217;idaysto Roobabka soo waajahan. Qoraal soo jeedin ah oo Axmed Muumin Seed uu Maanta soo saaray oo soo gaadhay War-qabadka Warbaahinta Arabsiyo News, ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan &#8220;Sida aan\u00a0 wada\u00a0 ogsoonahay dunida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/images-11.jpeg?fit=265%2C191&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hpn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66924,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66921\/revisions\/66924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}