{"id":66918,"date":"2022-03-06T15:02:25","date_gmt":"2022-03-06T15:02:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66918"},"modified":"2022-03-06T15:02:25","modified_gmt":"2022-03-06T15:02:25","slug":"somaliland-14-kii-bilood-ee-u-dambeeyay-waxa-ka-dhacay-205-kufsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/06\/somaliland-14-kii-bilood-ee-u-dambeeyay-waxa-ka-dhacay-205-kufsi\/","title":{"rendered":"Somaliland: 14-kii Bilood Ee U Dambeeyay Waxa Ka Dhacay 205 Kufsi"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay dalka ku sii badanayaan Fal-dambiyeedyada Kufsiga ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo hadal ka jeediyey Xaflad lagu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in labadii bilood ee u dambeeyay oo keliya ay dalka ka dhaceen 17 Kufsi, halka sannadkii hore ee 2021 ay guud ahaa\u00a0 Somaliland ka dhaceen illaa 188 Kufsi oo loo geystay Dumar.<\/p>\n<p>Wasiir Kaahin oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi &#8220;Sannadka cusub oo bishii saddexaad aynu maanta shan marayno 17 kiis ayaynu maraynaa oo la hayo, haddaynu 2 bilood 17 kiis hayno sannadka dhamaadkiisa imisa ayay noqonaysa, dhowr boqol ayay noqonaysa&#8221;<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in bulshada Somaliland hayso dariiq la wada ogyahay in ay ku burburayso haddii aan wax laga qaban kufsiga, oo aan si dhakhso ah loo meel marin xeerka kufsiga oo hor-yaalla Golaha Wakiillada &#8220;Maaddaama oo aynu hayno dariiq cad oo aynu ognahay in bulshadeenu ku burburayso, waa in aynu sharciga ku tun tuunsanaa, Madaxweynuhuna wuu saxeexay, golaha baarlamaankana waxaanu leenahay, hablihii idin soo doortay in aydan ka war wareegin sharcigooda&#8221; ayuu yidhi wasiir Kaahin, waxaanu intaa ku daray in sannadkii 2021 ay guud ahaan Somaliland la dhaceen 188 Kufsi, laakiin dadkii geystay la qabtay 183 ka mid ah, shanta dhimana lagu daba jiro.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220306_180032_731.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2><strong>Arabsiyo News\/Hargeisa Office<\/strong><\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay dalka ku sii badanayaan Fal-dambiyeedyada Kufsiga ah. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo hadal ka jeediyey Xaflad lagu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in labadii bilood ee u dambeeyay oo keliya ay dalka ka dhaceen 17 Kufsi, halka sannadkii hore ee 2021 ay guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66918","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/hfghfg.png?fit=534%2C353&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hpk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66920,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66918\/revisions\/66920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}