{"id":66834,"date":"2022-03-01T14:45:19","date_gmt":"2022-03-01T14:45:19","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66834"},"modified":"2022-03-01T14:45:19","modified_gmt":"2022-03-01T14:45:19","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-kormeeray-xarumaha-taariikhda-keydka-qaranka-iyo-taaladda-diyaaradda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/03\/01\/madaxweynaha-somaliland-oo-kormeeray-xarumaha-taariikhda-keydka-qaranka-iyo-taaladda-diyaaradda\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Xarumaha Taariikhda Keydka Qaranka Iyo Taaladda Diyaaradda."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Saaka Kormeeray Xarumaha Taariikhda Keydka Qaranka iyo Taaladda Diyaaradda Hargeysa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka subaxnimadii hore kormeeray dhismaha xarunta lagu keydin-doono keydka taariikhda qaranka iyo casriyeynta taaladda diyaarada Hargeysa.<\/p>\n<p>Waxaanu madaxweynuhu markii uu gaadhay goobtaasi warbiximo kaga dhegeystay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bille oo isagu gacanta ku haya dhismaayaasha Xarumahaasi.<\/p>\n<p>Dhismeyaashan oo ay hirgelin doonto madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa wakhtigan ku dhaw gabaabsi, waxaanu madaxweynuhu masuuliyiinta iyo shirkadaha gacanta ku haya faray inay sida ugu dhakhsaha badan u dhamaystiraan wixii ka dhiman iyagoo dhawraya wakhtiga.<\/p>\n<p><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeysa Office<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Saaka Kormeeray Xarumaha Taariikhda Keydka Qaranka iyo Taaladda Diyaaradda Hargeysa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka subaxnimadii hore kormeeray dhismaha xarunta lagu keydin-doono keydka taariikhda qaranka iyo casriyeynta taaladda diyaarada Hargeysa. Waxaanu madaxweynuhu markii uu gaadhay goobtaasi warbiximo kaga dhegeystay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamed Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66835,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Madaxweynaha-Somaliland-oo-Kormeeray-Xarumaha-Taariikhda-Keydka-Qaranka-Iyo-Taaladda-Diyaaradda..jpg?fit=696%2C479&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hnY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66836,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66834\/revisions\/66836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}