{"id":6683,"date":"2015-02-23T09:17:05","date_gmt":"2015-02-23T09:17:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6683"},"modified":"2015-02-23T09:17:05","modified_gmt":"2015-02-23T09:17:05","slug":"guddida-horumarinta-deegaanka-balli-cabbane-ayaa-cabasho-ka-muujiyey-adeeg-laaan-ka-jirta-degmadooda-isla-markaana-tilmaamay-inay-baahi-weyn-u-qabaan-dugsiyada-waxbarashadda-oo-ku-yar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/23\/guddida-horumarinta-deegaanka-balli-cabbane-ayaa-cabasho-ka-muujiyey-adeeg-laaan-ka-jirta-degmadooda-isla-markaana-tilmaamay-inay-baahi-weyn-u-qabaan-dugsiyada-waxbarashadda-oo-ku-yar\/","title":{"rendered":"Guddida horumarinta deegaanka Balli-cabbane ayaa cabasho ka muujiyey adeeg la\u2019aan ka jirta degmadooda, isla markaana tilmaamay inay baahi weyn u qabaan dugsiyada waxbarashadda oo ku yar."},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Wasiir-Samsam-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6684\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Wasiir-Samsam-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"Wasiir-Samsam-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Madaxweynaha Somalinad waxay u soo jeediyeen in shanti sanno ee uu dalka xukumayey in degmadaasi wax horumar ah laga samayn, isla markaana baahi weyn u qabaan waxbarashada, iyagoo xusay in degmadaasi oo dhan uu ku yaallo dugsi hoose oo kaliya.<\/h2>\n<h2>Qoraal kooban oo ay kaga hadleen baahida xagga waxbarashada ee magaaladda Balli-cabanne ayey ku sheegeen in dugsiga kaliya ee demadda ku yaalla iyo ardayda joogta kala badan yihiin oo labadii fasalba\u00a0 fasal ku wada dhigtaan, tusaale ahaan ardayda dugsiga koowaad iyo labaad waxay ku wada dhigtaan hal fasal oo loo kala qaybiyey.<\/h2>\n<h2>Gudoomiyaha guddidan\u00a0 Siciid Nuux Cabdilaahi iyo guddoomiye ku xigeenkiiisa Cabdilaahi Muuse Iiman ayaa qoraal codsi iyo cabasho ah oo ay soo gaadhsiiyeen Wargeyska Somalilandtoday ku bilaabay sidan \u201cAnagoo ah ururka\u00a0 horumarinta\u00a0 dhallinyarada ah ee Dagmada Ballay-cabbane,\u00a0 waxaanu halkan kaga hadlaynaa sida ay wasaarada waxbarashada\u00a0 Somaliland u dayacday\u00a0 iskuulka dagmada Ballecabanne,iskuulkani waxa uu ka kooban yahay saddex fasal (3 qol) iyo xafiis, ardayda iskuulka dhigataa\u00a0 waa 150 arday oo isugu jira gabdho iyo wiilal. dhinaca kale ardayda\u00a0 sanadka ka baxaysa\u00a0 fasalka siddeedaad looma hayo iskuulkii sare ee ay dhigan lahaayeen waayo dugsigii hoose ayaaaban dhamaystirnayn.\u00a0\u00a0 Haddaba waxa wax lala yaabo ah iskuul ay laba fasal ku wada dhiganayaan oo laba samuuradood loo kala jeediyay oo labadii macalin mar kaliya galaaskii soo wada galayaan (waa arin aan filayno inaanay Somaliland ka dhicin, laakiin halkan way ka dhacday). waxaanu jawaabtaa uga tagaynaa masuuliyiinta wasaaaradda waxbarashada oo ay ugu horayso wasiir Samsam Cabdi Aadan.\u00a0 waxaa taa kasii daran saddexda fasal\u00a0 ee ka dhisan dagmada waxa ka muuqda dayacaad aad u balaadhan oo ubadkaasi halkay wax ku bartaan markaad aragtid, qofka in yar oo naxariiisi ku jirtaa uu jidhiidhicoonayo, boodhka iyo habaaaska ka kacaya awgeed. haddaba wasaaradda waxbarashada cid baa hormood ka ah, 10 jeer in ka badan baanu u tagnay waliba wasiir Samsam aanu tusnay sawirrada aanu kasoo qaadnay iskuulka, hase ahaatee wasiirradu waxna kamay qaban cabashadaa\u00a0 inta badan loo sheegay,waana takaliftay inaanu warbaahinta cabashadayada soo marino, xagga\u00a0 gobolka\u00a0 Hawd oo ay dagmadu ka tirsantahay magac mooyee manfac kuma qabto oo wixii soo baxa ee horumarin ma soo dhaafaan degmadda Balligubadle, hadday tahay gunaynta macalimiinta, qalabka waxbarashada, buugaagta sanad dugsiiyeed, tababarada macalimiinta, dayactirada iskuulada, iwm, waxa yaaba in macalimintii dagmada Balicabane loogu talogalay ay qaar kamida ahi mushaharka ku qaadan jireen magaca Balicabanne waligood ayna iminin schoolka ay lacagta ku qaadan jireen iskana fadhiyeen Baligubadle, maamulka waxbarashada ee gobolkuna ogaaday.\u00a0 barigii dhawayd ee madaxwaynu marayay dagmooyinka Balaycabane waxay kamid ahayd meelihii madaxwaynuhu soo maray, hadaanu nahay dhalinyrada horumarinta ee deegaanka waxaanu\u00a0 ka shaqaynay sidii madaxwaynaha si sharaf leh loogu soo dhaweyn lahaa dagmada, waanaanu u soo dhawaynay.waftiga madxwaynaha waxaa kamid ahaa wasiirada waxbashada marwo SamSam Cabdi Aadan, nasiib daro gaadhiga kama soo degin inkastooy habeen ahayd.\u00a0 wasiir Samsam markay usoo baxayso gobolada hawd iyo Maroodijeex,waxay ka tagtaa uun Baligubadle iyo Farawayne, .markaa waxaanu isnidhi malaha xisaabtaba ugama jirto dagmada Balaycabane. Haddana waxaynu maalin walba aragnaa oo TV-yada iyo warbaahinta kalaba kala soconaa iyadoo marwo Samsam Cabdi\u00a0 Aadan iskuul dhagax dhigaysa ama mid cusub xadhigga ka jarayso, kamana xumin meelaha kale ee ay wax ka qabanayso waananu u hambalyaynaynaa, laakiin waxay iswaydiintu tahay oo aanu Wasiir Samsam waydiinaynaa Balli-cabane miyaanay ka mid ahayn meelaha kale ee maalin kasta wax laga qabanayo. Wasiir samsam, anaga sharaf iyo qadarinbaad naga mudan tahay, madaxdaydii baad tahay, laakiin dagmada Balli-cabane waxbarashadeedii waxba kamaad qaban.<\/h2>\n<h2>Dhinaca kale, Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland, waxaanu ka codsanaynaa in\u00a0 hoos u eego baahiyaha adeegyada aasaasiga ah ee dagmada Balicabane yaalla\u201d<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalinad waxay u soo jeediyeen in shanti sanno ee uu dalka xukumayey in degmadaasi wax horumar ah laga samayn, isla markaana baahi weyn u qabaan waxbarashada, iyagoo xusay in degmadaasi oo dhan uu ku yaallo dugsi hoose oo kaliya. Qoraal kooban oo ay kaga hadleen baahida xagga waxbarashada ee magaaladda Balli-cabanne ayey ku sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6684,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1JN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6683","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6683"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6683\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}