{"id":6680,"date":"2015-02-23T09:12:57","date_gmt":"2015-02-23T09:12:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6680"},"modified":"2015-02-23T09:12:57","modified_gmt":"2015-02-23T09:12:57","slug":"socdaalka-madaxweynaha-somaliland-ee-la-filaayo-inuu-ku-tago-ayaa-ah-mid-aan-hore-loo-sii-shaacin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/23\/socdaalka-madaxweynaha-somaliland-ee-la-filaayo-inuu-ku-tago-ayaa-ah-mid-aan-hore-loo-sii-shaacin\/","title":{"rendered":"Socdaalka Madaxweynaha somaliland Ee La Filaayo Inuu Ku Tago Magaalada Berbera Ayaa Ah Mid Aan Hore Loo Sii Shaacin"},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/7de789c8366bb46cd2e7b9931323dc0c_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6681\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/7de789c8366bb46cd2e7b9931323dc0c_L-229x300.jpg?resize=229%2C300\" alt=\"7de789c8366bb46cd2e7b9931323dc0c_L\" width=\"229\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa (AN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa saaka Diyaarad ka raacay Madaarka Hargeysa, isagoo ku sii jeeda Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, halkaasi oo laga dareemayo soo dhaweynta Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweynaha war rasmi ah kama soo saarin Madaxtooyadu, balse waxaa la filayaa inuu Maanta ka qayb galo Munaasibad xadhiga lagaga jarayo Madaarka Berbera oo Qaybta Terminalka dib u dhis lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Lama oga in Madaxweynuhu arrimo kale u tagay halkaasi balse, Madaxweynaha oo hore loogu yaqaanay inuu safar dhulka ah ku socdaalo ayaa haatan Safar cirka ah isticmaalay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa saaka Diyaarad ka raacay Madaarka Hargeysa, isagoo ku sii jeeda Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, halkaasi oo laga dareemayo soo dhaweynta Madaxweynaha. Safarka Madaxweynaha war rasmi ah kama soo saarin Madaxtooyadu, balse waxaa la filayaa inuu Maanta ka qayb galo Munaasibad xadhiga lagaga jarayo Madaarka Berbera oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6681,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6680","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1JK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6680","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6680"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6680\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}