{"id":66798,"date":"2022-02-27T19:31:16","date_gmt":"2022-02-27T19:31:16","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66798"},"modified":"2022-02-27T19:31:16","modified_gmt":"2022-02-27T19:31:16","slug":"adigo-nabsigu-waa-tuke-timir-xamaalaya-oo-mooge-iga-tiiri-yidhi-taana-la-arkeeyewq-ibrahimqumaash","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/27\/adigo-nabsigu-waa-tuke-timir-xamaalaya-oo-mooge-iga-tiiri-yidhi-taana-la-arkeeyewq-ibrahimqumaash\/","title":{"rendered":"Adigo nabsigu waa tuke timir xamaalaya oo mooge iga tiiri yidhi taana la arkeeye:WQ\/ ibrahim&#8221;Qumaash&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><strong><em>Adigo nabsigu waa tuke timir xamaalaya o mooge iga tiiri yidhi taana la arkeeye:WQ\/ ibrahim adam-elmi- galaan &#8220;Qumaash&#8221;<\/em><\/strong><\/p>\n<p>laba nino xigto ahaa ayaa midna danley ahaa mina waxooga &#8220;wasakha dunyaha&#8221; haystay maalin uu waxba so qaban waayey dumarki iyo caruurtina sugeyso ayuu ku soo ciiray ninkii wax haystay kuna yidhi waar maanta igaga rog meel aan ku dhaafa ma jirtee iyo jawaab deg-deg ah kuye &#8221; haw-fadhiyin&#8221; ninkii danleyda ahaa alle muu-garansiin farajalaa-qariibe ninkiibu isula taagay tuducan aan qoraalka ugu magacdaray&#8221; adigoo nabsigu waa tukee timir xamaalaya oo mooge iga tiiri yidhi taana la arkeeye waxanu noqday tuduc samadu furayd ninkiina tafaaful ku noqday xoolohiisi kakac noqdeen ilaa uu ku danbeeyey xamaalkii loo sahadiyey uu isagii mooge ahaa ku yidhi kiiyo xamaala waar jawaank iga tiiri<\/p>\n<p><strong>Ujeedada sheekada:<\/strong><br \/>\nsafarka madaxwynaha ee jabuuti o siyaabo badan loo dhigayo iyo anigu sidaan u akhriyey o ah omer geele culys baa fuulay gudo iyo debedba ah waxaanu u baahaday tallo odey iyo talo siyaasi labadaba biixina wuxuu ku tuhmayaa inuu yahay talo qabeen arintaa tallo wanaagsan ka siin karo<br \/>\nhaday arintu sidaan u akhriyey tahay tuduca aan qoraalka ugu macac daray &#8220;omer geele&#8221; maqabtaa? xageyga waa haa anigoon qabin inuu jiro nacayb gaara o uu reer somaali-laan uga doortay somalia ee dantiisa laba diidey sababo lawada og-soonyahay waxanu shaydaanku u sheegey somaalilaan o ictiraaf hesho waa jirid la&#8217;aantada waatuu u sameeyey reer xamarka &#8220;HIIL-WALAAl&#8221; kuma ceebsanayo o ninka wax taraa maxuma laakiin anigu markaan tayda wato sideed ii tidhaa &#8220;buudhigii iyo shidhkiibay kala horeysiiyeen&#8221;<\/p>\n<p>reer jabuuti dadka shacabka ahi waa dad somaaliyeed dhibtoodu waa dhibteena makala maarano 100 wax oon reer xamar inaga dhaxayn ayaa inaga dhexeeya siyaasadi ina-geele inagu xumeeyey dadka shacabka ahi eed kuma leh isagey u gaar tahay<br \/>\nhaday noqoto sidaan wax u akhriyey waxan leeyahay madaxweyne muuse hayeelin sidii ina geele inaga yeelay ilaa halgankii, reer jabuuti waa dadkeeni hadii hada waa hadii ay kuu baahdaan talo iyo tudhaale gogol xariira u dhig<br \/>\nAnigaa daruuraha u koray=roobka ii da&#8217;aye<br \/>\nnina-iima diirnixin=markaan daalana shalaye<br \/>\nisraa&#8217;iila waa loo dalbaday= dabar go&#8217;aygiiye<br \/>\nwixiiyo diarada onkoda=lana dul gawdiidshay<br \/>\nrabbi doobirti iyo ragba= lagaga doogaa<\/p>\n<p>hambalyo madaxweyne:<br \/>\nsiyaasada fardo-fuulnimada leh een marqudha xakamaha loo dabcin<\/p>\n<p>guuuuul iyo gobonimo s\/land<br \/>\nsomali-laaney laguuma baqo<\/p>\n<p>dal\/jir ibrahim adam elmi-galaan &#8220;qumaash&#8221;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adigo nabsigu waa tuke timir xamaalaya o mooge iga tiiri yidhi taana la arkeeye:WQ\/ ibrahim adam-elmi- galaan &#8220;Qumaash&#8221; laba nino xigto ahaa ayaa midna danley ahaa mina waxooga &#8220;wasakha dunyaha&#8221; haystay maalin uu waxba so qaban waayey dumarki iyo caruurtina sugeyso ayuu ku soo ciiray ninkii wax haystay kuna yidhi waar maanta igaga rog meel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66799,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-66798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Snapshot_1135.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hno","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66800,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66798\/revisions\/66800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}