{"id":66745,"date":"2022-02-26T05:06:11","date_gmt":"2022-02-26T05:06:11","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66745"},"modified":"2022-02-26T05:06:11","modified_gmt":"2022-02-26T05:06:11","slug":"ciidamada-nato-oo-ku-qulqulaya-bariga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/26\/ciidamada-nato-oo-ku-qulqulaya-bariga-yurub\/","title":{"rendered":"Ciidamada Nato oo ku qulqulaya Bariga Yurub"},"content":{"rendered":"<p data-reactid=\".55naex9y2.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-62191f9bec502b53cd47fa5c.0.6.0.0:$post_1\">Xo hayaha guud ee isbahaysiga Nato Jens Stoltenberg ayaa wariyeyaasha u sheegay in Nato ay ciidamadeeda jawaabta degdegga ah bixiya ee dhulka, cirka iyo badda ku daad gureysay Bariga Qaaradda Yurub.<\/p>\n<p data-reactid=\".55naex9y2.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-62191f9bec502b53cd47fa5c.0.6.0.0:$post_2\">Waxa uu yidhi: &#8220;Qaybta amniga waxa ay horayba u xoojisay difaaceenna&#8221;.<\/p>\n<p data-reactid=\".55naex9y2.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-62191f9bec502b53cd47fa5c.0.6.0.0:$post_3\">Dalalka Mareykanka, Canada iyo Yurub ayuu sheegay in ay kumannaan askari u direen gobolka.<\/p>\n<p data-reactid=\".55naex9y2.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-62191f9bec502b53cd47fa5c.0.6.0.0:$post_4\">In ka badan 100 diyaaradaha dagaalka ah ayaa hadda ka howlgalaya ilaa 30 goobood oo laga difaaco Yurub, waxaana wehlinaya in ka badan 120 markab, sida uu sheegay Stoltenberg.<\/p>\n<p data-reactid=\".55naex9y2.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-62191f9bec502b53cd47fa5c.0.6.0.0:$post_5\">Waxa uu sarkaalkan hoosta ka xariiqay in ciidamada la geeyay halkaas ay difaaci doonaan &#8220;taako kasta oo ka mid ah dhulka ay leeyihiin dalalka xubnaha ka ah Nato&#8221; isagoo intaas ku daray inay sii wadi doonaan taageerada ay u hayaan Ukraine iyo dalalka kale ee khatarta ugu jira howlgalka uu Ruushku ka billaabay gobolka &#8211; sida Georgia, Moldova iyo Bosnia.<\/p>\n<p data-reactid=\".55naex9y2.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-62191f9bec502b53cd47fa5c.0.6.0.0:$post_6\">Waxaa xusid mudan in Nato ay horay u sheegtay inaysan ciidan u diri doonin Ukraine, oo aan xubin ka ahayn isbahaysigaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xo hayaha guud ee isbahaysiga Nato Jens Stoltenberg ayaa wariyeyaasha u sheegay in Nato ay ciidamadeeda jawaabta degdegga ah bixiya ee dhulka, cirka iyo badda ku daad gureysay Bariga Qaaradda Yurub. Waxa uu yidhi: &#8220;Qaybta amniga waxa ay horayba u xoojisay difaaceenna&#8221;. Dalalka Mareykanka, Canada iyo Yurub ayuu sheegay in ay kumannaan askari u direen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66746,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66745","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/6efa7f9e-fb16-4d8a-aeac-b92256f297d5.jpg?fit=624%2C350&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hmx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66747,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66745\/revisions\/66747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}