{"id":66736,"date":"2022-02-24T15:26:05","date_gmt":"2022-02-24T15:26:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66736"},"modified":"2022-02-24T15:26:05","modified_gmt":"2022-02-24T15:26:05","slug":"xukuumada-somaliland-oo-bogaadisay-ergeyga-cusub-ee-qaramada-midoobe-u-soo-magacaabtay-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/24\/xukuumada-somaliland-oo-bogaadisay-ergeyga-cusub-ee-qaramada-midoobe-u-soo-magacaabtay-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland Oo Bogaadisay Ergeyga Cusub Ee Qaramada Midoobe U Soo Magacaabtay Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Xukuumada Somaliland ayaa dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ergeyga Cusub Ee Qaramada Midoobe U Soo Magacaawday Midowga Afrika Parfait Onanga<br \/>\nErgayga cusub Midowga Afrika u qaabilsan Qaramada Midoobay Ambasodor Parfait Onanga ayaa waxa Xilkan U Magacaabay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.Wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland sidaa waxay ku sheegtay War qoraal ah oo maanta ku baahisay Barta ay ku leedayay Twitterka.Waxaana u dhignaa Warkaasi sidan&#8221;Jamhuuriyadda Somaliland waxay bogaadinaysaa Mr. Parfait Onanga &#8211; Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Midowga Afrika, ahna Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Midowga Afrika,kadib markii uu maanta magacaabay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.<\/p>\n<p><strong><em>Maxaad Ka Taqaana Taariikhda Ergayga cusub Midowga Afrika u qaabilsan Qaramada Midoobay Ambasodor Parfait Onanga<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Danjire Parfait Onanga-Anyanga waa diblomaasi Gabon ah oo u shaqaynayey Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ee Geeska Afrika tan iyo 2019<br \/>\nOnanga-Anyanga waxa uu shahaadada sare ee culuumta siyaasadda ka qaatay Paris 1 Pantheon-Sorbonne University iyo shahaadada mastarka ee cilmiga bulshada ee l\u2019Universit\u00e9 Omar Bongo ee Libreville, Gabon.<br \/>\nIntii uu ku jiray shaqada dublamaasiyadeed ee Gabon, Onanga-Anyanga waxa uu ahaa la taliyaha koowaad ee hub ka dhigista iyo arrimaha siyaasadda ee Ergada Joogtada ah ee Gabon ee Qaramada Midoobay ee New York.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Xukuumada Somaliland ayaa dhambaal Hambalyo ah u dirtay Ergeyga Cusub Ee Qaramada Midoobe U Soo Magacaawday Midowga Afrika Parfait Onanga Ergayga cusub Midowga Afrika u qaabilsan Qaramada Midoobay Ambasodor Parfait Onanga ayaa waxa Xilkan U Magacaabay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.Wasaarada Arimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland sidaa waxay ku sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66737,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FRTY.jpg?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hmo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66738,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66736\/revisions\/66738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}