{"id":66681,"date":"2022-02-20T13:39:33","date_gmt":"2022-02-20T13:39:33","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66681"},"modified":"2022-02-20T13:39:33","modified_gmt":"2022-02-20T13:39:33","slug":"dalka-tanzania-oo-aqoonsaday-passport-ka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/20\/dalka-tanzania-oo-aqoonsaday-passport-ka-somaliland\/","title":{"rendered":"Dalka Tanzania oo Aqoonsaday Passport-ka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Dalka Tanzania oo ka mid ah wadddamada Bariga Qaaradda Afrika, ayaa markii u horeysay oggolaaday in dalkooda lagu geli karo Passport-ka Somaliland, iyadoo muwaadiniinta doonaya inay dalkaas booqdaan ay u furan tahay dalbashada Dal-ku-galka Jamhuuriyadda Midowday ee <a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Tanzania\">Tanzania<\/a>.<\/p>\n<p>Muwaadiniinta Somaliland ee doonaya inay u safraan dalka Tanzania, waxa ay Dal-ku-galka (VISA) ku dalbadan karaan Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland muddo laba bilood ah ka hor xilliga ay doonayaan inay u baxaan dalkaas, sida ay dhigayaan shuruudaha ku lammaanka nooca Fiisaha ay ku geli karaan dalkaas 28 Waddan oo Somaliland ku jirto.<\/p>\n<p>28-kan Waddan oo ka kooban 13 dal oo ku yaalla qaaradda Afrika iyo 15 waddan oo qaaradda Eeshiya ku yaalla, ayaa muwaadiniinta doonaya inay booqdaan dalka Tanzania laga doonayaa inay soo dalbadaan Dal-ku-gal (Referal Visa) \u00a0ay ku lifaaqan tahay waraaq tixraac ah oo ka soo baxday hay\u2019ad ama shirkad sharci ah oo la aqoonsan yahay,\u00a0<a href=\"https:\/\/eservices.immigration.go.tz\/visa\/guidelines?\">sida aanu ka soo xigannay bogga internetka ee Waaxda Socdaalka ee dalka Tanzania<\/a>.<\/p>\n<p>\u201cMuwaadiniinta dalalkoodu hoos yimaadaan qaybta (Referal Visa) lagama doonayo in ay goostaan \u200b\u200btigidhada duulimaadka ama ay bixiyaan lacagta kirada goobaha ay ka degayaan Tansaaniya ka hor intaanay u soo bixin Oggolaanshiyaha Fiiseyaashooda. Waxa aanu kula talinaynaa inay Fiisaha dalbadaan ugu yaraan laba bilood ka hor taariikhda safarkooda,\u201d sidaas waxa lagu sheegay qoraalka shuruudaha Dal-ku-galka oo lagu baahiyey<a href=\"https:\/\/eservices.immigration.go.tz\/visa\/guidelines?\">\u00a0Mareegta waaxda socdaalka ee Tanzania.<\/a><\/p>\n<p>Waddamada qaaradda Afrika ee muwaadiniintoodu Passport-kooda ku dalban karaan Dal-ku-galka Tanzania, waxa ka mid ah Chad, Djibouti, Ethiopia, Eritrea, Equatorial Guinea, Nigeria, Mali, Mauritania, Niger, Senegal, Somalia, Somaliland iyo Sierra Leone halka dalalka Qaaradda Eeshiya ay kala yihiin \u00a0Afghanistan, Azerbaijan, Bangladesh, Pakistan, Kazakhstan, Kyrgyzstan, Lebanon, Falestin, Ciraaq, Iran, Sri Lanka, Tajikistan, Turkmenistan, Uzbekistan iyo Yemen.<\/p>\n<p>Dalka Tanzania ayaa ku biiraya tobanaan ka mid ah dalalka Caalamka oo Aqoonsaday Baasaboorka Somaliland, waxaana dalalkaaas ka mid ah Kenya, Ethiopia, Djibouti, Ingiriiska, Turkey, Imaaraadka Carabta, Taiwan iyo kuwo kale oo badan, kuwaas oo muwaadiniinta Somaliland ku tagi karaan Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Dalka Tanzania oo ka mid ah wadddamada Bariga Qaaradda Afrika, ayaa markii u horeysay oggolaaday in dalkooda lagu geli karo Passport-ka Somaliland, iyadoo muwaadiniinta doonaya inay dalkaas booqdaan ay u furan tahay dalbashada Dal-ku-galka Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania. Muwaadiniinta Somaliland ee doonaya inay u safraan dalka Tanzania, waxa ay Dal-ku-galka (VISA) ku dalbadan karaan Baasaboorka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66682,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66681","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2222222222222222222222222.jpg?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hlv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66681","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66681"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66684,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66681\/revisions\/66684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66682"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}