{"id":66674,"date":"2022-02-19T17:56:26","date_gmt":"2022-02-19T17:56:26","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66674"},"modified":"2022-02-19T20:58:46","modified_gmt":"2022-02-19T20:58:46","slug":"wasaaradda-horumarinta-caafimaadka-oo-abaal-marinno-guddoonsiisay-shaqaale-hawl-karnimo-iyo-hufnaan-muujiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/19\/wasaaradda-horumarinta-caafimaadka-oo-abaal-marinno-guddoonsiisay-shaqaale-hawl-karnimo-iyo-hufnaan-muujiyey\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka oo abaal-marinno guddoonsiisay Shaqaale Hawl-karnimo iyo Hufnaan Muujiyey"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta munaasibad lagu maamuusay u qabatay shaqaalihii ugu wax-qabadka iyo shaqada wanaagsanaa sannadkii tagay.<\/p>\n<p>Munaasibadda lagu maamuusay Hawl-wadeennada wasaaradda, waxa marka laga yimaaddo shaqaalaha la maamuusay goob-joog ka ahaa oo ka qayb-galay wasiirka horumarinta Caafimaadka oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas iyo Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Cadaaladda iyo Guddoomiyaha hay\u2019adda Maamul-wanaagga iyo la-dagaalanka musuq-maasuqa.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta munaasibad lagu maamuusay u qabatay shaqaalihii ugu wax-qabadka iyo shaqada wanaagsanaa sannadkii tagay. Munaasibadda lagu maamuusay Hawl-wadeennada wasaaradda, waxa marka laga yimaaddo shaqaalaha la maamuusay goob-joog ka ahaa oo ka qayb-galay wasiirka horumarinta Caafimaadka oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas iyo Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66676,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-66674","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-32.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hlo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66674"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66678,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66674\/revisions\/66678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66676"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}