{"id":66641,"date":"2022-02-17T16:36:28","date_gmt":"2022-02-17T16:36:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66641"},"modified":"2022-02-17T21:36:04","modified_gmt":"2022-02-17T21:36:04","slug":"maareeyaha-wakaalada-biyaha-magaalada-hargeysa-oo-hortagay-aqalka-golaha-wakiilada-jsl","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/17\/maareeyaha-wakaalada-biyaha-magaalada-hargeysa-oo-hortagay-aqalka-golaha-wakiilada-jsl\/","title":{"rendered":"Maareeyaha Wakaalada Biyaha Magaalada Hargeysa Oo Hortagay Aqalka Golaha Wakiilada JSL"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Guddoomiyaha guddi hoosaadka Gudida ilaalinta iyo dabogalka hantida qaranka golaha ee wakiilada Somaliland xildhibaan Mustafe Khayreeye ayaa markii kulankaas ay la lahaayeen masuuliyiinta wakaaladda biyaha Hargeysa warbaahinta u shegay in ay madaxda wakaaladda biyaha caasimada Hargeysa ay ka xogwaraysteen xaaladda biyaha ee caasimada Hargeysa, hawlaha biyo baladhinta iyo arrimo kale oo la xidhiidha shaqada wakaaladda biyuhu qaranka u hayso.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mustafe Khayreeye wuxuu u mahadceliyay masuuliyiinta wakaaladda biyaha caasimada Hargeysa, oo uu u horeeyo maareeyaha walaakadaasi, isagoo ku bogaadiyay sida ay u soo ajiibeen yeedhmada guddida dabo-galka iyo illaalinta hantida qaranka ee golaha wakillada Somaliland.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Maareeyaha wakaaladda biyaha caasimada Hargeysa Maxamed Cali Daarood ayaa u sheegay in guddida dabo-galka iyo ilaalinta hantida qaranka ay siiyeen wixii xogo ah ee ay uga baahneeyeen, waxaanuu maareeye Maxamed Darood intaa ku daray in guddidaas ay isla garteen arrimihii ku saabsanaa kulankoodaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Guddoomiyaha guddi hoosaadka Gudida ilaalinta iyo dabogalka hantida qaranka golaha ee wakiilada Somaliland xildhibaan Mustafe Khayreeye ayaa markii kulankaas ay la lahaayeen masuuliyiinta wakaaladda biyaha Hargeysa warbaahinta u shegay in ay madaxda wakaaladda biyaha caasimada Hargeysa ay ka xogwaraysteen xaaladda biyaha ee caasimada Hargeysa, hawlaha biyo baladhinta iyo arrimo kale oo la xidhiidha shaqada wakaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66645,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66641","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-28.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hkR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66643,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66641\/revisions\/66643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}