{"id":66631,"date":"2022-02-16T15:13:59","date_gmt":"2022-02-16T15:13:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66631"},"modified":"2022-02-16T15:13:59","modified_gmt":"2022-02-16T15:13:59","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-qaabiley-wefti-ka-socda-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/16\/madaxweynaha-somaliland-oo-qaabiley-wefti-ka-socda-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay."},"content":{"rendered":"<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Dr Aadan Cabdimawla oo safar shaqo dalka ku yimi.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo ay kamid yihiin nidaamka wada-shaqayneed ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay, ee ay ugu horrayso mashaariicda qaramada midoobay ka fuliso gudaha Somaliland, xaaladda guud ee abaarta dalka ka jirta iyo Qorshaha Somaliland ee ku aaddan arrimahaasi, iyo doorka qaramada midoobay ay ka qaadan karto gurmadkaas.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxa kale oo kulankaa lagu lafo-guray Qorshaha Horumarinta Qaranka ee saddexaad (NDPIII), kaas oo dhammaan mashaariicda horumarinta la waafajin doono.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxa kale oo ay xukuumaddu il gaara ku eegaysa ay dalbatay in gobollada bariga Somaliland oo ay ku yaryihiin mashaariicda Qaramada Midoobay, in la kordhiyo mashaariicda iyo gargaarka Qaramada Midoobay ee ku aaddan Goboladaa, waxna laga beddelo nidaamka ay uga hawl-galaan hadda.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Dhinacooda, Weftiga Qaramada Midoobay waxay ammaanneen dhammaan dedaaladii xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland uga jawaabtay sidii ugu haboonayd ee ay ka midka ahaayeen dufaantii Sagar ee ku dhufatay xeebaha Somaliland, xakamayntii xanuunka Covid 19 iyo Tallaaladii bilaashka ahaa ee xukuumaddu gaadhsiisay dadkeeda oo ay sheegeen inay tahay arrin muhiima oo soo jiidatay indhaha caalamka in dal aan la aqoonsan, dhaqaale ahaana ay ka baaxad weynaayeen masiibooyinkaasi uu muujiyo dedaalka intaas leeg.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaana madaxweynaha kulankaasi ku wehelinaayey wasiirka Qorshaynta iyo horumarinta Qaranka Somaliland, halka dhinaca weftigana ay wehelinayeen ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, madaxa OCHA, Makiha Kimura, Simone Strachan oo ah madaxa xafiiska qaramada midoobay ee Hargeysa, Sabine Corrinna Friedrich, Mustafe Khayre iyo Cabdi Askar oo ka mid ah madaxda xafiiska Qaramada Midoobay ee Hargeysa.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Dr Aadan Cabdimawla oo safar shaqo dalka ku yimi. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo ay kamid yihiin nidaamka wada-shaqayneed ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay, ee ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66633,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-66631","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/maxresdefault-25.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hkH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66632,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66631\/revisions\/66632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}