{"id":66579,"date":"2022-02-12T16:01:59","date_gmt":"2022-02-12T16:01:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66579"},"modified":"2022-02-12T16:01:59","modified_gmt":"2022-02-12T16:01:59","slug":"gudhubaa-gadhaa-afka-wada-guracan-ereyada-gefka-ah-kuma-badiso-garo-w-q-ibrahim-adam-elmi-galaan-qumaash","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/12\/gudhubaa-gadhaa-afka-wada-guracan-ereyada-gefka-ah-kuma-badiso-garo-w-q-ibrahim-adam-elmi-galaan-qumaash\/","title":{"rendered":"Gudhubaa-gadhaa afka wada guracan ereyada gefka ah kuma badiso garo&#8221; W\/Q Ibrahim Adam Elmi-galaan &#8220;Qumaash&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><strong><em>Gudhubaa-gadhaa afka wada guracan ereyada gefka ah kuma badiso garo&#8221; Qore\/ ibrahim adam elmi-galaan &#8220;qumaash&#8221;<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Waxa yaaba oo yaabka-yaabkis ah cayda sida dharka lo xidhanayo iyo hanjabaada xadhka goosatay kuna socota madaxweynaha iyo reerkiisa guud, aan u kala qaado sadex qolo<br \/>\n1 ) qolo maskax guurkii doorashadi 2017 wali la dawkhsan wax daweeyana weyday<br \/>\n2 ) in kuwaasi hore roll model u yihiin oon &#8220;ishta la barin&#8221;<br \/>\n3 ) waa kuwo madaxweynaha reerkooda ahaan loo adeegsanayo on hami raganimo la hayn iyo garasho dheer o mijinta qaadka ah ku siman<\/p>\n<p>Aan u so noqdo qolada hore, xooluhu waxay maraan sadex nololood 1) mar waa cosob daaq 2) marna waa calyo daaq 3) marna waa celiyaay-mariyaay o ah markay xaab dhulka ka qaadi waayaan ay meelwalba madaxa ku dhuftaan waa kuwaa xaalkoodu marayo shirbeeleed baanu ku dhawaaqi 2022 &#8220;ka salaamiyo yaab.<\/p>\n<p>2)waa qaar aan &#8220;ishta la barin&#8221; o laamida soo raacay kana muuqato badawnimada halka ugu danbeysa qayladu waa ismuujin kalsooni la&#8217;aani hageyso laakiin dharka loo xidhay akhlaaqdi shicibka magaalada dhexdiisa iyo xishoodki way ka madhanyiin kuwaa waxanu leenahay awrku markuu sagaal jir gaadho waxa layidhaa mici-maraar loogana jeedo wuxu qabto dib looguma yeedho ninku markuu 40 sanadood siyaasad ku so jiro adigu u magac bixi &#8220;tolow yaw sheega&#8221;<\/p>\n<p>3)waa qaar aan &#8220;qashar ugu jirin&#8221; ninka reer miyiga ahi waa colaad u joog goor walba markaa marwalba waa inuu haystaa qorigii iyo xabadihiisi o waliba qaar dhuunta ugu jiraan ninka aan xabado haysan ayaa reer migigu markay mid dhaliilayaan ayey odhan jireen hebel &#8220;qashar uguma jiro&#8221;wa caqli gaab ku idhiyaa<br \/>\nwaa qaar sida huuryada xoolaha qoonta loo adeegsado cayda madaxweynaha, qaar hamigii ka dhintay o qaar ku qanceen mujaahid hebel<br \/>\nwaa kuwa raganimo kaga hadhay horjooga mansoor si ay u sugaan gabaati iyo inan la meherinayo<br \/>\nwaa kuwa xildhibaanad so saari kari waayey intii loo dirayey cayda madax weynaha<\/p>\n<p>kuwaasi hayga gudooman tuducan:<\/p>\n<p>&#8220;nimankii abtirsiintiyo ehelkooda yiqiin alle hawnaxariiste ifka wey ka tegeeno<br \/>\nu asoolka shisheeye niman aad u yaqaaniyo<br \/>\naxal aan naf lahaynba albaabada hada taagan<br \/>\nErey aan dux lahayno=axmadow nin shisheeye<br \/>\nka yidhaaho afkiisiyo=sacabkay alwiyaan<\/p>\n<p>hadaan ku noqdo micnaha ciwaanka maqaalka wa &#8220;alle waraabow maxaan muu kaa maqlay<\/p>\n<p>dhawrkan tuduc Waxan u hibeeyey madaxweynaha:<\/p>\n<p>jiilaal hawaarsaday=dadka o haraad qaba<br \/>\nawrku heeryadi dhigay=duunyadiina hoobteen<br \/>\nhogoshi u curate=haro wada biyeyse<br \/>\nraha ciida hoosiyo= shimiruhu u heeseen<br \/>\nhoodaale yaad tahay<br \/>\nhayin aan dakaamayn=ubad loo dulhooyiyo<br \/>\nhabasaha kaliilaha=damal la hadhsadad tahay<br \/>\ngeesigi haldoorke maalintay haboonayd<br \/>\nfule u ka haajiray= noo hiiliyad tahay noo hagar baxaad tahay<br \/>\nhooto caana badanoo= horaadada nasiisiyo<br \/>\nhaadi camal -san baad tahay<\/p>\n<p>somalilaneey laguuma baqo<br \/>\nguuuuul s\/land<\/p>\n<p>Dal\/ jir ibrahim adam elmi-galaan &#8220;qumaash&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudhubaa-gadhaa afka wada guracan ereyada gefka ah kuma badiso garo&#8221; Qore\/ ibrahim adam elmi-galaan &#8220;qumaash&#8221; Waxa yaaba oo yaabka-yaabkis ah cayda sida dharka lo xidhanayo iyo hanjabaada xadhka goosatay kuna socota madaxweynaha iyo reerkiisa guud, aan u kala qaado sadex qolo 1 ) qolo maskax guurkii doorashadi 2017 wali la dawkhsan wax daweeyana weyday 2 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66580,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-66579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Snapshot_1136.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hjR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66579"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66582,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66579\/revisions\/66582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}