{"id":66564,"date":"2022-02-10T19:20:17","date_gmt":"2022-02-10T19:20:17","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66564"},"modified":"2022-02-10T21:04:11","modified_gmt":"2022-02-10T21:04:11","slug":"somaliland-dad-haraad-ugu-dhintay-gobolka-togdheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/10\/somaliland-dad-haraad-ugu-dhintay-gobolka-togdheer\/","title":{"rendered":"Somaliland: Dad haraad ugu dhintay gobolka Togdheer"},"content":{"rendered":"<p>Burco(Arabsiyonews):- Hal qof oo dumar ah ayaa haraad ugu geeriyootay miyiga degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer, abaaro daran oo deegaanadaa saameeyay awgeed.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Dhoqoshay D.R Axmed Maxamed Warsame, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geerida qof ka dumarka ah ee haraadka ugu geeriyootay degmada.<\/p>\n<p>&#8220;Way jirtaa geeridu Illahay ayaa qoray, Alle ha u naxariisto, marxuumad daasi way dhimatay, waxayna u dhimatay waa baahi biyo iyo baad ba leh, meesha ay taalay waa meel miyi ah oo magaalada u jirta 5 ilaa 6 kiilo mitir&#8221; ayuu yidhi guddoomiye Warsame.<\/p>\n<p>Badanka gobolada Somaliland ayaa waxaa samaysay abaar kadib dayrtii iyo karantii sannadkii hore oo aan si wanaagsan uga di&#8217;in deegaanada badan kooda, taasi oo sababtay biyo iyo calaf la&#8217;aan.<\/p>\n<p>Gabadha haraadka u geeriyootay ayaa noqonaysa, qofkii ugu horeeyay ee guddaha Somaliland ugu geeriyooda gaajada iyo haraadka ay abaartu sababtay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(Arabsiyonews):- Hal qof oo dumar ah ayaa haraad ugu geeriyootay miyiga degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer, abaaro daran oo deegaanadaa saameeyay awgeed. Guddoomiyaha degmada Dhoqoshay D.R Axmed Maxamed Warsame, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geerida qof ka dumarka ah ee haraadka ugu geeriyootay degmada. &#8220;Way jirtaa geeridu Illahay ayaa qoray, Alle ha u naxariisto, marxuumad daasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66565,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Snapshot_1125.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hjC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66566,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66564\/revisions\/66566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}