{"id":66423,"date":"2022-02-01T16:17:53","date_gmt":"2022-02-01T16:17:53","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66423"},"modified":"2022-02-01T16:47:17","modified_gmt":"2022-02-01T16:47:17","slug":"madaxweyne-biixi-oo-ciidamada-qaranka-ku-bogaadiyey-sannad-guurada-aas-aaska-ciidanka-qaranka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/02\/01\/madaxweyne-biixi-oo-ciidamada-qaranka-ku-bogaadiyey-sannad-guurada-aas-aaska-ciidanka-qaranka-somaliland\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Biixi  Oo Ciidamada Qaranka Ku Bogaadiyey Sannad Guurada Aas-Aaskooda"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Somaliland Oo Ciidamada Qaranka Ku Bogaadiyey Sannad Guurada Aas-Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhammbaal hambalyo ah u dirayaa ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, saraakiisha, saraakiil ku xigeennada, ilaa dable, meel ay joogaanba xuska sannad guuradda 28-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay ciidanka Qaranka Somaliland. Kuna beegnayd bishii labaad labadeedii sanadkii 1994-kii (02\/02\/1994) oo ku beegan Arbacada Berri.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale hambalyo taa la mid ah u dirayaa dhammaan qoysaska ciidanka naftood hurayaasha qaranka meel ay ka joogaanba.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynuhu waxa uu ciidamada iyo qoysaskoodaba u rajaynayaa inay sannadka sanadkiisa ku gaadhaan nabadgelyo, barwaaqo iyo bash-bash, halkaana ka sii wadaan dedaalka ay ugu jiraan ka midho dhallinta himilada iyo adkaynta difaaca dalka iyo dadka Somaliland, taas oo ah mid ay shacbiga Somaliland muddadaa 28-ka sanno ah kaga gam\u2019een ciidamada qaranka kalsooni iyo adkaynta jiritaanka qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa Office<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Somaliland Oo Ciidamada Qaranka Ku Bogaadiyey Sannad Guurada Aas-Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhammbaal hambalyo ah u dirayaa ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, saraakiisha, saraakiil ku xigeennada, ilaa dable, meel ay joogaanba xuska sannad guuradda 28-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay ciidanka Qaranka Somaliland. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66424,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/272787440_491686585650917_4268063650313254328_n.jpg?fit=960%2C540&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hhl","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66423"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66429,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66423\/revisions\/66429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}