{"id":66379,"date":"2022-01-30T15:44:27","date_gmt":"2022-01-30T15:44:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66379"},"modified":"2022-01-30T15:44:27","modified_gmt":"2022-01-30T15:44:27","slug":"ingiriiska-oo-ciidamo-hor-leh-daabulayo-digniinna-u-diray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/01\/30\/ingiriiska-oo-ciidamo-hor-leh-daabulayo-digniinna-u-diray\/","title":{"rendered":"Ingiriiska oo ciidamo hor leh &#8220;daabulayo&#8221;, digniinna u diray"},"content":{"rendered":"<p data-reactid=\".ko4c1ol6te.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f632bab6db6b318332bd55.0.6.0.0:$post_1\">Dowladda Britain ayaa sheegtay in todobaadka soo socda ay Yurub ka billaabi doonto dedaallo isugu jira dhinacyada diblomaasiyadda iyo milateriga, xilli ay sii kordhaysa xiisadda u dhaxayso Ukraine iyo Ruushka.<\/p>\n<p data-reactid=\".ko4c1ol6te.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f632bab6db6b318332bd55.0.6.0.0:$post_2\">Ra\u2019iisal wasaare Boris Johnson ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu laba-laabo tirada ciidamadiisa NATO ee ku sugan dalalka Baltic-ga iyo Bariga Yurub, iyo in uu hub difaaca u diro dalka Estonia.<\/p>\n<p data-reactid=\".ko4c1ol6te.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f632bab6db6b318332bd55.0.6.0.0:$post_3\">Ra&#8217;iisul wasaaraha, oo sidoo kale booqan doona bariga Yurub toddobaadkan, ayaa sheegay in UK aysan u dulqaadan doonin &#8220;dhaqdhaqaaqyada xasilloonida ah ee Ruushka wada, mar walbana waan garab istaagi doonaa xulafadayada Nato&#8221;.<\/p>\n<p data-reactid=\".ko4c1ol6te.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f632bab6db6b318332bd55.0.6.0.0:$post_4\">Waxa uu intaasi ku daray \u201cHaddii Madaxweyne Putin uu doorto waddo dhiig ku daata iyo burbur, waxay ku noqon doontaa masiibo soo wajahda Yurub, Ukraine waa inay xor u noqotaa inay doorato mustaqbalkeeda.<\/p>\n<p data-reactid=\".ko4c1ol6te.0.2.0.0.1.0.1.0.$lx-tabs0.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f632bab6db6b318332bd55.0.6.0.0:$post_5\">&#8220;Waxaan ku amray ciidamadeena qalabka sida in ay isu diyaariyaan in la geeyo Yurub oo dhan todobaadka soo socda, si aan u xaqiijino in aan awoodno in aan ka taageerno xulafadayada Nato ee dhulka, badda iyo cirka.&#8221;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Britain ayaa sheegtay in todobaadka soo socda ay Yurub ka billaabi doonto dedaallo isugu jira dhinacyada diblomaasiyadda iyo milateriga, xilli ay sii kordhaysa xiisadda u dhaxayso Ukraine iyo Ruushka. Ra\u2019iisal wasaare Boris Johnson ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu laba-laabo tirada ciidamadiisa NATO ee ku sugan dalalka Baltic-ga iyo Bariga Yurub, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66380,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/0569299b-de70-4026-8b07-922f663ad8a4.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hgD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66381,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66379\/revisions\/66381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}