{"id":66315,"date":"2022-01-26T17:34:30","date_gmt":"2022-01-26T17:34:30","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66315"},"modified":"2022-01-26T17:35:21","modified_gmt":"2022-01-26T17:35:21","slug":"raisul-wasaaraha-itoobiya-oo-aqbalay-dalab-horey-uga-yimid-tplf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/01\/26\/raisul-wasaaraha-itoobiya-oo-aqbalay-dalab-horey-uga-yimid-tplf\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul wasaaraha Itoobiya  oo aqbalay dalab horey uga yimid TPLF"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa:-Ra\u2019isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay iney dowladdiisu wadahadal la galeyso fallaagada TPLF.<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f1148bb6db6b318332b83f.0.6.0.0:$post_2\">Wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegtay Abiy Axmed inuu hadalkaasi ka sheegay kulan u la yeeshay qurbajoogta dalkaasi.<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f1148bb6db6b318332b83f.0.6.0.0:$post_3\">Abiy wuxuu yiri \u201cWadahadal ayaa jiraya, heshiiskaasi oo ah mid wax walba ka hormarinaya danaha shacabka.\u201d<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f1148bb6db6b318332b83f.0.6.0.0:$post_4\">Balse ilaa iyo hadda si rasmi ah uma shaacinin heshiiska uu sheegay iney dowladdiisa la galeyso TPLF.<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f1148bb6db6b318332b83f.0.6.0.0:$post_5\">Midowga Afrika iyo Mareykanka waxay dadaal ugu jiraan sidi ay labada dhinac wadahadal colaadda lagu soo afjarayo balse weli dadaalladasi ma noqon mid mira dhala.<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f1148bb6db6b318332b83f.0.6.0.0:$post_5\">Dhinaca kale\u00a0Golaha wasiirrada ee Itoobiya ayaa meel mariyay qaraar lagu qaadayo xaaladdii degdegga ahayd ee lagu dhawaaqay bishii November ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f149c80a22d424c588aff3.0.6.0.0:$post_2\">Qaraarkan ayaa u baahan in ay ansixiyaan golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo ay u badan yahiin xisbiga Barwaaqo ee talada haya.<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f149c80a22d424c588aff3.0.6.0.0:$post_3\">Xalad degdega ayaa lagu soo rogay dalka Itoobiya ka dib markii uu sii xoogaystay dagalka Itoobiya islmarkana fallaagada TPLF ay ku soo dhawaadeen caasimadda Addis Ababa.<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f1148bb6db6b318332b83f.0.6.0.0:$post_5\">Arabsiyonews.com<\/p>\n<p data-reactid=\".clwt913la8.0.2.0.0.1.0.$lx-commentary.$lx-commentary.2.0.1.1.1:$post-61f1148bb6db6b318332b83f.0.6.0.0:$post_5\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa:-Ra\u2019isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay iney dowladdiisu wadahadal la galeyso fallaagada TPLF. Wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegtay Abiy Axmed inuu hadalkaasi ka sheegay kulan u la yeeshay qurbajoogta dalkaasi. Abiy wuxuu yiri \u201cWadahadal ayaa jiraya, heshiiskaasi oo ah mid wax walba ka hormarinaya danaha shacabka.\u201d Balse ilaa iyo hadda si rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66316,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/bec1f67a-7eeb-43a1-9277-647df8fb0b8a.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hfB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66315"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66318,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66315\/revisions\/66318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66316"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}