{"id":66312,"date":"2022-01-26T15:35:53","date_gmt":"2022-01-26T15:35:53","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66312"},"modified":"2022-01-26T15:35:53","modified_gmt":"2022-01-26T15:35:53","slug":"russia-oo-ka-digtay-cunaqabateyn-la-saaro-madaxweyne-putin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/01\/26\/russia-oo-ka-digtay-cunaqabateyn-la-saaro-madaxweyne-putin\/","title":{"rendered":"Russia oo ka digtay cunaqabateyn la saaro madaxweyne Putin"},"content":{"rendered":"<p>Moscow(Arabsiyonews):-Madaxtooyada Russia ee Kremlin-ka ayaa sheegtay in cunaqabateyn shaqsi ah oo lagu soo rogo madaxweyne Vladimir Putin aanay wax saameyn ah yeelan doonin, isla markaana \u00a0ka hor-iman doonto dadaallada lagu yareynayo xiisadda Ukraine.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasad ahaa, ma xanuun badna ee waa mid wax burburineysa,\u201d waxaa sidaas weriyayaasha u sheegay Dmitry Peskov oo ah afhayeenka Putin, kadib markii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku hanjabay tallaabooyin shaqsi oo ka dhan ah hoggaamiyaha Russia, sababo la xidhiidha xiisadda Ukraine.<\/p>\n<p>\u201cXubnaha Congress-ka iyo Senetarada Mareykanka oo aan aqoon mowduucan ayaa ka hadlaya xayiraadda hantida wakiilada hoggaanka Russia,\u201dAyuu yidhi Peskov.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay \u201cIn aanay laheyn khibrad\u201d sababtoo ah saraakiisha sare ee Russia waa ka mamnuuc inay hanti u taallo dibedda.<\/p>\n<p>Xiisadda ku aadan Ukraine ayaa sii xumaatay kadib markii Reer Galbeedka ay ku eedeeyeen Kremlin-ka inay ciidan gaaraya 100,000 oo askari ku daabuleen xuduudda Ukraine ayaga oo qorsheynaya inay qabsadaan.<\/p>\n<p>Moscow ayaa ku eedeysay Reer Galbeedka xiisaddan waxayna soo gudbisay liis dalabyo ah, oo ay ka mid yihiin in la damaanad qaado in Ukraine aanay marnaba ku biireyn NATO iyo in ciidamada NATO laga saaro aagga Soviet-ka.<\/p>\n<p>Wakiillo sare oo ka socda dalalka Jarmalka, Ruushka, Faransiiska iyo Ukraine ayaa la filayaa inay Arbacada maanta ah Paris ku yeeshaan wada-hadallo ku saabsan Ukraine.<\/p>\n<p>Waxaanu Peskov.\u201cWaxaan rajeynayaa in wada-hadal furan oo wanaagsan uu dhici doono kana soo bixi doonto natiijada ugu wanaagsan,\u201d<\/p>\n<p><strong>AFP<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moscow(Arabsiyonews):-Madaxtooyada Russia ee Kremlin-ka ayaa sheegtay in cunaqabateyn shaqsi ah oo lagu soo rogo madaxweyne Vladimir Putin aanay wax saameyn ah yeelan doonin, isla markaana \u00a0ka hor-iman doonto dadaallada lagu yareynayo xiisadda Ukraine. \u201cSiyaasad ahaa, ma xanuun badna ee waa mid wax burburineysa,\u201d waxaa sidaas weriyayaasha u sheegay Dmitry Peskov oo ah afhayeenka Putin, kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66313,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66312","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Russia-oo-ka-digtay-cunaqabateyn-la-saaro-madaxweyne-Putin.jpg?fit=696%2C391&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hfy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66312"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66314,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66312\/revisions\/66314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}