{"id":6631,"date":"2015-02-22T12:39:24","date_gmt":"2015-02-22T12:39:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6631"},"modified":"2015-02-22T12:39:24","modified_gmt":"2015-02-22T12:39:24","slug":"ingiriiska-qoysas-codsanaya-in-hablahooda-oo-daacish-ku-biirayaa-u-soo-noqdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/22\/ingiriiska-qoysas-codsanaya-in-hablahooda-oo-daacish-ku-biirayaa-u-soo-noqdaan\/","title":{"rendered":"Ingiriiska Qoysas Codsanaya In Hablahooda Oo Daacish Ku Biirayaa U Soo Noqdaan"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/116299f6ea107359bd0d751f31aaff82_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6632\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/116299f6ea107359bd0d751f31aaff82_L-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"116299f6ea107359bd0d751f31aaff82_L\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n<p>London(AN)Saddex Gabdhood oo arday ahaa, ayaa la rumaysan yahay inay London ka safreen si ay ugu biiraan Ururka Daacish ee ka dagaalama Suuriya,Ciraaq iyo meelo kale oo dunida ah. Qoysaska saddexdan gabdhood ayaa ugu baaqay hablahooda inay ka soo noqdaan safarkooda<\/p>\n<p>Hablahan waxaa cid ugu dambeysay horraantii todobaadkan oo ay ka safreen Garoon London ku yaala \u00a0iyagoo ku sii jeedo dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Saddexda gabdhood oo dhamaantood wax ku bartay iskuul ku yaala xaafadda Bethnal Green ee bariga London \u00a0waxa ay ka duuleen garoonka diyaaradaha ee Gatwick waxayna u duuleen Turkiga.<\/p>\n<p>Raisal wasaaraha Britain David Cameroon waxa uu sheegay in dowladda ay sameyn doonto wax kasta oo suurtagal ah si dib loogu soo celiyo gabdhahaasi.<\/p>\n<p>Waxa la rumaysanyahay in da&#8217;yar badan oo ka tagay Yurub ay ku biireen kooxdan Daacish oo gacanta ku haysa dhul balaadhan oo Suuriya iyo Ciraaq ah iyo waliba meelo kale oo ay ka hawl galaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London(AN)Saddex Gabdhood oo arday ahaa, ayaa la rumaysan yahay inay London ka safreen si ay ugu biiraan Ururka Daacish ee ka dagaalama Suuriya,Ciraaq iyo meelo kale oo dunida ah. Qoysaska saddexdan gabdhood ayaa ugu baaqay hablahooda inay ka soo noqdaan safarkooda Hablahan waxaa cid ugu dambeysay horraantii todobaadkan oo ay ka safreen Garoon London ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6632,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6631","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1IX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6631"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6631\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}