{"id":66292,"date":"2022-01-24T21:03:08","date_gmt":"2022-01-24T21:03:08","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66292"},"modified":"2022-01-24T21:03:08","modified_gmt":"2022-01-24T21:03:08","slug":"xukuumada-somaliland-oo-jawaab-adag-ka-bixisay-hadal-kasoo-yeedhay-wasiir-ka-tirsan-dawladda-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/01\/24\/xukuumada-somaliland-oo-jawaab-adag-ka-bixisay-hadal-kasoo-yeedhay-wasiir-ka-tirsan-dawladda-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal kasoo yeedhay Wasiir Ka tirsan Dawladda Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Wasiirka Arimaha Dibada JSL Dr Ciise Keyd Maxamuud oo u waramay Laanta afka soomaaliga ee VOA ayaa wax lala yaabo oo ay waayo-aragnimo siyaasaddeed iyo xogoggaalnimo ka maqan tahay ku tilmaamay haddalka ka soo yeedhay Wasiirka arrimaha Afrika u qaabisal dawladda Ingiriiska Mrs Vicky Ford oo fal-celin aan miisaan lahayn ku qaabishay doodda Baarlamanka dalkeeda<\/p>\n<p>Waxaanu Yidhi\u201cDawladda Ingiriisku waa dawlad aanu xidhiidh wanaagsan la leenahay. Haweenayda u qaabilsan UK, Afrika qoraalkeeda waxa ka muuqatay khibrad yaraan siyaasaddeed, xogoggaal la\u2019aan iyo faham la\u2019aan siyaasaddeed. baarlamankii ayaad arkaysay inuu ka baaraan-degay oo uu shiilay qadiyaddan Somaliland, markaa haddana dawladda UK hawlo badan ayaa noo socda oo ganacsigu kamid yahay\u201d \u2013 \u201cwaad ogtahay shirkad la yidhaahdo PIE inay lacag dhan saddex boqol iyo labaatan malyuun oo doolar($320,000,000) gelisay dekedda Berbera\u201d<\/p>\n<p>hadalkan ayaa dhinaca kale waxa uu kusoo beegmayaa Xili Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr Essa Keyd uu xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka cusub ee UK u soo magacawday Somaliland Gabadha lagu magacaabo Lizzie Walker<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Wasiirka Arimaha Dibada JSL Dr Ciise Keyd Maxamuud oo u waramay Laanta afka soomaaliga ee VOA ayaa wax lala yaabo oo ay waayo-aragnimo siyaasaddeed iyo xogoggaalnimo ka maqan tahay ku tilmaamay haddalka ka soo yeedhay Wasiirka arrimaha Afrika u qaabisal dawladda Ingiriiska Mrs Vicky Ford oo fal-celin aan miisaan lahayn ku qaabishay doodda Baarlamanka dalkeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66294,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-66292","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maxresdefault-88.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hfe","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66293,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66292\/revisions\/66293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}