{"id":66115,"date":"2022-01-16T12:41:00","date_gmt":"2022-01-16T12:41:00","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66115"},"modified":"2022-01-16T12:41:00","modified_gmt":"2022-01-16T12:41:00","slug":"deg-deg-gudoomiyaha-xisbiga-waddani-oo-ka-hadlay-goaanka-maxkamada-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/01\/16\/deg-deg-gudoomiyaha-xisbiga-waddani-oo-ka-hadlay-goaanka-maxkamada-sare\/","title":{"rendered":"Deg Deg Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Go,aanka Maxkamada Sare"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Maxkamda Sare ee JSL ayaa maanta Go,aan Kasoo saartay Xeer 14 oo Mudaba horyaalay Maxkamada kaasi oo khilaaf xoogan ka dhex abuuray Asxaabta mucaaridka &amp; Xukuumada<\/p>\n<p>ka dib natiijada Maxkamada kasoo baxday waxaa war qoraal ah oo lagu baahiyey barta uu ku leeyahay Facebook kaga hadlay\u00a0 Go,aankaasi Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Waddani Xirsi Cali X.Xasan\u00a0 waxaanu yidhi.<\/p>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaan soo dhaweynayaa qaraarka Maxakamadda Dastuuriga ahi ay dib ugu celisay dacwaddii xildhibaannada. Taas oo sidii aannu horeba u sheegnay ahayd mid waddadeedii sharci laga duway. Waxaa kale oo aan waafaqsanahay dhaqangalka Xeer Lr 14\/2011, kaas oo golihii hore soo saaray kuna saxeexanyahay Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynihii hore ee JSL Axmed Maxamed Siilaanyo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Nuxurka Qaraarka Maxakamadda:<\/div>\n<div dir=\"auto\">1. Dacwaddii 46ka xildhibaan way laashay.<\/div>\n<div dir=\"auto\">2. Waxay ayidday xeerkii dhaqangalka ahaa.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waa Ilaahay mahaddii, waxaanan u arkaa in Maxakamaddu ka joogsatay shirqoolkii laga soo abaabulay Madaxtooyada ee sharcidarrada ahaa. Mar kastana waxaannu diyaar u nahay in aannu u hoggaansanno Shuruucda dalka, Maxkamaddana waan ku bogaadinayaa in ay sharciga ilaaliso, shaqadeedana ku ekaato.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waa guul, waxaanan leeyahy dhammaan taageerayaasha Waddani iyo guud ahaan bulshadda Somaliland: Sharcigaa inoo ballan ah.&#8221; Ayuu yidhi Xirsi Cali Xaaji Xasan Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Waddani<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa Office<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Maxkamda Sare ee JSL ayaa maanta Go,aan Kasoo saartay Xeer 14 oo Mudaba horyaalay Maxkamada kaasi oo khilaaf xoogan ka dhex abuuray Asxaabta mucaaridka &amp; Xukuumada ka dib natiijada Maxkamada kasoo baxday waxaa war qoraal ah oo lagu baahiyey barta uu ku leeyahay Facebook kaga hadlay\u00a0 Go,aankaasi Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Waddani Xirsi Cali X.Xasan\u00a0 waxaanu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66116,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-66115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/xirsiiii.png?fit=801%2C569&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hcn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66117,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66115\/revisions\/66117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}